Tilmaam Kids waa kanaal waxbarasho iyo madadaalo oo loogu talagalay carruurta Soomaaliyeed.
Waxaan soo bandhignaa:

๐Ÿ•Œ Barashada Diinta: Salaada, Axaadiis, Ducooyin & Akhlaaqda
๐Ÿ“– Sheeko Caruureed & Sheekooyin Islaami ah
๐Ÿง  Dhaqanka iyo Suugaanta: Maahmaahyo iyo Xikmado Carruureed
๐ŸŒ Barashada luqadaha (Af-Soomaali, Carabi & English)
๐Ÿ”ข Xisaabta
๐Ÿ”ฌ Saynis fudud
๐ŸŽถ Heeso iyo Suugaan Carruureed
๐ŸŽจ Sawir & midabayn
๐Ÿงฉ Ciyaaro iyo hawlo xiiso leh

Hadafkeenu waa in aan ka caawino carruurta inay wax u bartaan si xeeso leh.

๐Ÿ’ก Subscribe oo nagu soo biir safarkan waxbarasho ee xiisaha leh.