Tilmaam Kids waa kanaal waxbarasho iyo madadaalo oo loogu talagalay carruurta Soomaaliyeed.
Waxaan soo bandhignaa:
🕌 Barashada Diinta: Salaada, Axaadiis, Ducooyin & Akhlaaqda
📖 Sheeko Caruureed & Sheekooyin Islaami ah
🧠 Dhaqanka iyo Suugaanta: Maahmaahyo iyo Xikmado Carruureed
🌍 Barashada luqadaha (Af-Soomaali, Carabi & English)
🔢 Xisaabta
🔬 Saynis fudud
🎶 Heeso iyo Suugaan Carruureed
🎨 Sawir & midabayn
🧩 Ciyaaro iyo hawlo xiiso leh
Hadafkeenu waa in aan ka caawino carruurta inay wax u bartaan si xeeso leh.
💡 Subscribe oo nagu soo biir safarkan waxbarasho ee xiisaha leh.