Tilmaam Kids waa kanaal waxbarasho iyo madadaalo oo loogu talagalay carruurta Soomaaliyeed.
Waxaan soo bandhignaa:

🕌 Barashada Diinta: Salaada, Axaadiis, Ducooyin & Akhlaaqda
📖 Sheeko Caruureed & Sheekooyin Islaami ah
🧠 Dhaqanka iyo Suugaanta: Maahmaahyo iyo Xikmado Carruureed
🌍 Barashada luqadaha (Af-Soomaali, Carabi & English)
🔢 Xisaabta
🔬 Saynis fudud
🎶 Heeso iyo Suugaan Carruureed
🎨 Sawir & midabayn
🧩 Ciyaaro iyo hawlo xiiso leh

Hadafkeenu waa in aan ka caawino carruurta inay wax u bartaan si xeeso leh.

💡 Subscribe oo nagu soo biir safarkan waxbarasho ee xiisaha leh.


Tilmaam Kids

Sheeg bisha ugu horreysa ee sanadka Hijriga?

3 months ago | [YT] | 4

Tilmaam Kids

Biyaha barakaysan ee laga helo Masjidka Xaramka waxaa la yiraahdaa …?

3 months ago | [YT] | 4

Tilmaam Kids

Xoolaha la gawraco ee Xajka waxaa loo yaqaanaa …?

3 months ago | [YT] | 3

Tilmaam Kids

Haddii qofku xaajiga ah ka tago istaagga Carafo, xukunkiisa wuxuu noqonayaa …?

3 months ago | [YT] | 3

Tilmaam Kids

Istaagga Carafo wuxuu dhacaa maalinta ….?

3 months ago | [YT] | 3

Tilmaam Kids

Maalinta ugu weyn ee Xajka waa maalinta …?

3 months ago | [YT] | 2

Tilmaam Kids

Maalinta ugu horraysa ee acmaasha Xajka la bilaabo oo ah 8-da Dul-Xijjah waxaa la yiraahdaa …?

3 months ago | [YT] | 2