Dr.Abdimajidwellness

Ku soo dhawow Dr. Abdimajid Wellness โ€“ Your Somali Health Hub! ๐ŸŒฟ
Dr. Abdimajid Wellness waa kanaal caafimaad oo ku saleysan aqoon, cilmi-baaris dhab ah, iyo talooyin la isku halleyn karo.

Ujeedadeennu waa:
Inaan bulshada Soomaaliyeed ka caawino sidii ay u heli lahaayeen caafimaad guud, hurdada tayo leh, maareynta walbahaarka, iyo xoojinta maskaxda ๐Ÿง ๐Ÿ’ค๐Ÿ’Š.

Waxaad ka heli doontaa:

๐Ÿ’Š Talooyin evidence-based oo ku saabsan ka hortaga cudurrada waaweyn

๐Ÿง  Hababka maareynta walbahaarka iyo hagaajinta caafimaadka maskaxda

๐Ÿ’ค Sida loo helo hurdo tayo leh iyo kor u qaadida noloshaada caafimaad qabta

๐Ÿƒโ€โ™‚๏ธ Practical tips oo fudud oo aad ku dhaqmi karto maalin kasta

Ku soo biir bulshada Dr. Abdimajid Wellness!
Subscribe hadda si aad u hesho talooyin caafimaad cusub todobaad kasta, oo kaa caawinaya inaad noloshaada iyo caafimaadkaaga kor u qaaddo ๐ŸŒŸ.