Dr.Abdimajidwellness

Ku soo dhawow Dr. Abdimajid Wellness – Your Somali Health Hub! 🌿
Dr. Abdimajid Wellness waa kanaal caafimaad oo ku saleysan aqoon, cilmi-baaris dhab ah, iyo talooyin la isku halleyn karo.

Ujeedadeennu waa:
Inaan bulshada Soomaaliyeed ka caawino sidii ay u heli lahaayeen caafimaad guud, hurdada tayo leh, maareynta walbahaarka, iyo xoojinta maskaxda 🧠💤💊.

Waxaad ka heli doontaa:

💊 Talooyin evidence-based oo ku saabsan ka hortaga cudurrada waaweyn

🧠 Hababka maareynta walbahaarka iyo hagaajinta caafimaadka maskaxda

💤 Sida loo helo hurdo tayo leh iyo kor u qaadida noloshaada caafimaad qabta

🏃‍♂️ Practical tips oo fudud oo aad ku dhaqmi karto maalin kasta

Ku soo biir bulshada Dr. Abdimajid Wellness!
Subscribe hadda si aad u hesho talooyin caafimaad cusub todobaad kasta, oo kaa caawinaya inaad noloshaada iyo caafimaadkaaga kor u qaaddo 🌟.