Ku soo dhawow channel kaan, waxaad ka baran doontaa sida tiknoolajiyada casriga ah iyo AI ay u beddelayaan dunida — iyo sida aad adiguna uga mid noqon karto dadka ka faa’iidaysta.
🎯 Waxaan la wadaagaa casharro iyo fikrado kaa caawinaya:
Inaad barato habab, talooyin, iyo tusaalooyin xal u ah mashaakilka ku saabsan tiknoolajiyada iyo sirdoonka macmalka ah (AI).
Inaad fahamto mustaqbalka shaqooyinka iyo isbeddelka tiknoolajiyada casriga ah.
Inaad kobciso maskaxda guusha iyo fikirka furan si aad u gaarto yoolalkaaga horumarineed.
📈 Ujeeddadaydu waa in dhalinyarada Soomaaliyeed ay helaan aqoon iyo dhiirigelin si ay ula jaanqaadaan dunida dijitaalka ah.
📞 Nala soo xiriir ama nala soco:
facebook: www.facebook.com/mohameddacar.mohumed
WhatsApp: wa.me/252617791483
Shared 2 months ago
192 views
Shared 3 months ago
75 views
Shared 3 months ago
32 views
Bal Tijaabi in Email-kaaga Ku Jiro Data Breach ama Website La jabsadi oo degdeg iskiiga bedel pass .
Shared 3 months ago
52 views
Istcimalka adobe applications ma saameyn doontaa soo bixida affinity ee shirkada canava la wareegtay
Shared 3 months ago
40 views
Shared 3 months ago
75 views
Shared 4 months ago
210 views
App kaaga ku Samee 5 Daqiiqo Gudahood Adigoo Isticmaalaya AI! | Samee Fikrad Kasta oo Kugu so dhacda
Shared 4 months ago
214 views