Ku soo dhawow channel kaan, waxaad ka baran doontaa sida tiknoolajiyada casriga ah iyo AI ay u beddelayaan dunida — iyo sida aad adiguna uga mid noqon karto dadka ka faa’iidaysta.

🎯 Waxaan la wadaagaa casharro iyo fikrado kaa caawinaya:
Inaad barato habab, talooyin, iyo tusaalooyin xal u ah mashaakilka ku saabsan tiknoolajiyada iyo sirdoonka macmalka ah (AI).
Inaad fahamto mustaqbalka shaqooyinka iyo isbeddelka tiknoolajiyada casriga ah.
Inaad kobciso maskaxda guusha iyo fikirka furan si aad u gaarto yoolalkaaga horumarineed.

📈 Ujeeddadaydu waa in dhalinyarada Soomaaliyeed ay helaan aqoon iyo dhiirigelin si ay ula jaanqaadaan dunida dijitaalka ah.

📞 Nala soo xiriir ama nala soco:

facebook: www.facebook.com/mohameddacar.mohumed

WhatsApp: wa.me/252617791483