Hi Walaalahey Mcn Sidee tihiin πβ€οΈ.
γWllhy Dadka igu Cusub Ma ahn Channelkan Midka Igu Horeeya Ee Waa Channelkyna Labaad !.
Wllhy iga Yaqaan Abas | Senbai Bahanna Waa page kiina β€οΈβπ©Ήπ«΅.
Sabbaha loo Sameyy Channelkaan :
β Caqabd Saa I'd ah ka dhacdy Channelkyga kale π
β In Muddo Wax kasoo dhigi karin @abassenbai Sabbteedana ani ma ahn waa Ytb π.
β Waa inaa Ka quusan karin Ytb Wllhyga I Jecel awgeed β€οΈβπ©Ή
β Mida Xigtana Inaa Rajadeyda Wali kama quusan π₯
Channelkan Qulasada ku bixidoono :
Madama Soo dhigi karin Channelkyna koowad Muuqal Channelkan Wuxu ku bixi doona ,Qulasada :
Weerarkii Taitanska || Season 4οΈβ£ iyo Season nadii hore soo dhigi doono ππ₯.
iga raali noqda Wllhy Abassenbai Channel 2 Weeks wax post ah soma dhigi doono Channelkasβ€οΈβπ©Ήπ.
Subscribe Meel dheer Garsiiya Abas | Yeager π₯.
Wana Nii Jcylhy wllhy mcn π«Άβ€οΈβπ©Ή
Clipster Code : CLIPSTERGG 035274
Abas | Yeager
Animega Demon slayer || Aa badbaadino Hashirada π€―|| Season 8οΈβ£|| Xalqada 40 π₯!!
Beri i.a 41 π!!!
SUBSCRIBE IO LIKE β₯οΈ.
#abassenbai
#abasyeager
4 weeks ago |[YT] | 80
View 17 replies
Abas | Yeager
Cwa 7:30 I.a waa :
Xalqada 40 ee Demon slayer Season 8οΈβ£ || Hashiraha aa bad baadino π₯!!..
Is diyaariya i.a π₯π₯π€―!!
#abassenbai
#abasyeager
4 weeks ago |[YT] | 1,601
View 25 replies
Abas | Yeager
Yo Sxbyaal wallahey I misss you π«Άπ!!!!..
Sidee I tihiin xalkiina Alx waa fcanhy Alx wanii xiiisey !.
Salan kadib wllahy aad niiga mashquuley arimo fara bdn io wajibaad lkn alx hdda ka dhamaadey oo hdda focuska nisiindoono π€²π₯Ή.
Inta si qaldan u qadatey io inta wllaha ifa walwaley aad niiga raali galinaa wax kasto π!!
Taxnooyinkeena hore nagu socondoona Coming soon π¨π―π―!!
[πͺ½SOOLAWASHO WCNπͺ½ ]
#abasyeager
#abassenbai
1 month ago |[YT] | 1,593
View 86 replies
Abas | Yeager
MHDSANIDIIN 50K SUBSCRIBERS πβ¨οΈ
50k Subscribers runtii wax yar ma ahn aan yareesan karin mana qayaaseynin malin inaa midan sameen doono . lkn midan waa farxadyda qeeb ka mida inaa anime soo qulaaseeyo io ka hdlkiisaba io walaalaha jcylka halkan igu muujiro runtii waa mid ku farxo πβ€οΈ. dhiiri galintiina io waqtigiina qaliga ah channelkan ku bixisiin dhiiri galin weyn igu ah ku farxo π₯Ή. Hore channel naga halaabey wana quusan gaarey lkn adinka dartiina io kalsoonida igu qabtaan channelkan ku sameeney Mantana 50k Sub π. Mahadsanidiin aad io aad waliba π«Άβ€οΈ.
MAHADSANIDIIN DHAMAAN ππ.
#abasyeager
#abassenbai
1 month ago |[YT] | 1,526
View 74 replies
Abas | Yeager
Animega Demon slayer || Buburka qalcadda Shayaadiinta π€―|| Season 8οΈβ£|| Xalqada 39 π₯.
HAMBALYO 50K SUBSCRIBERS OFFICIALLY πππ.
I SHALL SOON 100K SUBSCRIBERS π€².
#abassenbai
#abasyeager
1 month ago |[YT] | 49
View 1 reply
Abas | Yeager
Sxbyaal cafwn processku dheeraady wax yar kadib I.a isha ku haaya
1 month ago |[YT] | 344
View 24 replies
Abas | Yeager
Cafwn Sxbyaal 8:30 waaye .
#abasyeager
1 month ago |[YT] | 397
View 76 replies
Abas | Yeager
Yo Asc Sxbyaal sidee tihiin ππ₯π₯!!
Xalqada 39 BOOOM CWA 8:00 Habeenimo π€―!!!!!π₯π₯!!
HAMBALYO 50K SUBSCRIBERS WAA CAJIIB πππππ.
Mhdsanidiin dhamaaan team abas π.
#abassenbai
#abasyeager
1 month ago |[YT] | 1,664
View 93 replies
Abas | Yeager
Animega Demon slayer || Muzan mucjiso lagy sameyy Yuishiro io π€―|| Season 7οΈβ£|| Xalqada 38 π₯.
HAMBALYO 50K SUBSCRIBE SOOON INSHALLAH π₯³π₯³.
#abassenbai
#abasyeager
2 months ago |[YT] | 68
View 2 replies
Abas | Yeager
Yo Asc Sxbyaal sidee tihiin ππ₯π₯..
Cwa Xalqada 38 Kulanka la wada sugayy β οΈπ₯!!
Sacadda : 8:00 pm habeenimo I.a is diaariya βοΈπ₯!!
#abassenbai
#abasyeager
2 months ago |[YT] | 1,478
View 40 replies
Load more