Hi Walaalahey Mcn Sidee tihiin 👏❤️.

》Wllhy Dadka igu Cusub Ma ahn Channelkan Midka Igu Horeeya Ee Waa Channelkyna Labaad !.

Wllhy iga Yaqaan Abas | Senbai Bahanna Waa page kiina ❤️‍🩹🫵.

Sabbaha loo Sameyy Channelkaan :

● Caqabd Saa I'd ah ka dhacdy Channelkyga kale 💔
● In Muddo Wax kasoo dhigi karin @abassenbai Sabbteedana ani ma ahn waa Ytb 💔.

● Waa inaa Ka quusan karin Ytb Wllhyga I Jecel awgeed ❤️‍🩹

● Mida Xigtana Inaa Rajadeyda Wali kama quusan 🔥

Channelkan Qulasada ku bixidoono :

Madama Soo dhigi karin Channelkyna koowad Muuqal Channelkan Wuxu ku bixi doona ,Qulasada :

Weerarkii Taitanska || Season 4️⃣ iyo Season nadii hore soo dhigi doono 👏🔥.


iga raali noqda Wllhy Abassenbai Channel 2 Weeks wax post ah soma dhigi doono Channelkas❤️‍🩹💔.


Subscribe Meel dheer Garsiiya Abas | Yeager 🔥.

Wana Nii Jcylhy wllhy mcn 🫶❤️‍🩹




Clipster Code : CLIPSTERGG 035274