Hi Walaalahey Mcn Sidee tihiin 👏❤️.
》Wllhy Dadka igu Cusub Ma ahn Channelkan Midka Igu Horeeya Ee Waa Channelkyna Labaad !.
Wllhy iga Yaqaan Abas | Senbai Bahanna Waa page kiina ❤️🩹🫵.
Sabbaha loo Sameyy Channelkaan :
● Caqabd Saa I'd ah ka dhacdy Channelkyga kale 💔
● In Muddo Wax kasoo dhigi karin @abassenbai Sabbteedana ani ma ahn waa Ytb 💔.
● Waa inaa Ka quusan karin Ytb Wllhyga I Jecel awgeed ❤️🩹
● Mida Xigtana Inaa Rajadeyda Wali kama quusan 🔥
Channelkan Qulasada ku bixidoono :
Madama Soo dhigi karin Channelkyna koowad Muuqal Channelkan Wuxu ku bixi doona ,Qulasada :
Weerarkii Taitanska || Season 4️⃣ iyo Season nadii hore soo dhigi doono 👏🔥.
iga raali noqda Wllhy Abassenbai Channel 2 Weeks wax post ah soma dhigi doono Channelkas❤️🩹💔.
Subscribe Meel dheer Garsiiya Abas | Yeager 🔥.
Wana Nii Jcylhy wllhy mcn 🫶❤️🩹
Clipster Code : CLIPSTERGG 035274
Shared 5 months ago
18K views
Shared 5 months ago
20K views