Ku soo dhawoow MOZAK Official
Kanaalkan waxaan idinku soo gudbin doonaa talooyin iyo wacyigelin caafimaad oo si joogto ah
π¨ββοΈ Dr. Zakaria Abdifitah
Dhakhtar intern oo ka baxay Kuliyadda Caafimaadka β Jaamacadda Ain Shams, Masar.
π¨ββοΈ Dr. Mohamed Hassan Mohamed
Dhakhtar guud oo ka baxay Kuliyadda Caafimaadka β Jaamacadda Helwan, Masar.
π Si aad ula socoto muuqaalada cusub, fadlan Subscribe saar kanaalka.
Mahadsanidiin!