Kaafiye Technology Center

Kaafiye Technology Center (KTC) waa shirkad gaar loo leeyahay oo la aasaasay bartamiha sanadkii 2015, kana shaqeysa geeska Africa gaar ahaan Soomaaliya, Xarunteeda ugu wayn waxay ku taalaa Mogadishu.
Shirkadda waxaa loo aas aasay horumarinta bulshada dhanka tiknoolojiyada iyo buuxinta baahiyaha tiknoolojiyadeed ee ka jirta guud ahaan dalkeena Soomaaliya.


2:19

Shared 5 months ago

5 views

1:04

Shared 9 months ago

10 views