Asc ww walaalayaal waxaa inagusoo food leh bishii barakeysneed ee ramadan waxaana bilaabi doonaa in shaa Allaah barnaamij ah "MAXAA LAGU GALAA JANNADA" maadaamoo bil barakaysan ay tahay camaladana la laablaabayo waxaa ila qurux badnaatey camalo jannada lagu galo inaan soo gudbiyo idanka ilaahay. Barmaamijkeenii siirada nabigana scw dib ayaan u dhiganay ee maanaan hilmaamin. Allaha ina gaarsiiyo Ramadaan inagoo caafimaad qabna وجزاكم الله خيرا
Asc asxaabta qaaliga ah waxaan rabaa inaan ogaado midka aad xiisaysaan 3daan arimood si aan xooga u saaro miuqaaladayda soo socda. Aad baad u mahad san tihiin 🙏
Dheegoow
Ramadaan sidee looga faa'iideystaa || ku booba subscribe!!
2 years ago | [YT] | 0
View 0 replies
Dheegoow
Asc asxaabta ku xiran channel-ka Dheegoow, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dadkii ay ehelkoodu kaga geeriyoodeen qaraxii ka dhacay magaalada muqdisho. Allaah naxariistiisa waasaca ah baan u weydiinayaa inta dhimatey, inta dhaawaca ahna Allaha caafiyo.
Waxaan Allaah ka baryayaa in uu ilaahay si degdeg ah uga qabto umada, dadka baabi'inaya. Qabasho daran oo ay tamaniyaan geerida.
😭😭😭💔😭😭😭
3 years ago | [YT] | 17
View 0 replies
Dheegoow
Akhi suhayb | ku yaaca kana faaiideysta
4 years ago | [YT] | 15
View 0 replies
Dheegoow
Asc ww walaalayaal waxaa inagusoo food leh bishii barakeysneed ee ramadan waxaana bilaabi doonaa in shaa Allaah barnaamij ah "MAXAA LAGU GALAA JANNADA" maadaamoo bil barakaysan ay tahay camaladana la laablaabayo waxaa ila qurux badnaatey camalo jannada lagu galo inaan soo gudbiyo idanka ilaahay. Barmaamijkeenii siirada nabigana scw dib ayaan u dhiganay ee maanaan hilmaamin. Allaha ina gaarsiiyo Ramadaan inagoo caafimaad qabna وجزاكم الله خيرا
4 years ago | [YT] | 66
View 12 replies
Dheegoow
Jidka siraad 😭
5 years ago | [YT] | 7
View 1 reply
Dheegoow
Q3aad SILSILADDII NABIYADA AADAM CS ILLAA MUXAMMAD SCW
5 years ago | [YT] | 5
View 0 replies
Dheegoow
Ku salli nabiga scw
5 years ago | [YT] | 3
View 0 replies
Dheegoow
Asc asxaabta qaaliga ah waxaan rabaa inaan ogaado midka aad xiisaysaan 3daan arimood si aan xooga u saaro miuqaaladayda soo socda.
Aad baad u mahad san tihiin 🙏
5 years ago | [YT] | 39
View 2 replies