Dr. Abdullahi Tuuryare | Radiology

Channel-kan waxuu soo gudbiyaa cashiro ku saabsan raajooyinka (Radiology) si kor loogu qaado fahamka Radiology-ga.

Wuxuu si gaar ah u anfacaya ardayda caafimaadka, kuwa internship-ka ku jira iyo dhamaan dhaqaatiirta kala duwan.

Bartan waxan ku sharaxaa dhamaan baaritaanada raajooyinka sida: X-ray, CT, MRI, iyo Ultrasound (Kombuyuutarka uur-ku jirta), si loo xoojiyo awoodda dhaqaatiirta soomaaliyeed ee ogaanshaha cudurrada (Diagnosis) iyo kalsoonida akhrinta sawirrada caafimaadka.

Dr. Abdullahi Tuuryare – Radiology

πŸ“Œ Sixitaan, talo-bixin cilmiyeed, ama la-tashi:
πŸ“± WhatsApp: +252 61 577 1020
πŸ“§ Email: drtuuryare@gmail.com