Ku soo dhawoow channel-kan oo aad ka heli doonto casharro iyo macluumaad la xiriira Culuumta Computer-ka, sida:

• Computer Basics
• Microsoft Office (Word, Excel, PowerPoint)
• Hardware & Software Tutorials
• Database & SQL
• Networking & Security
• Tips & Tricks Technology

Ujeeddadaydu waa inaan kuu fududeeyo barashada technology-ga si fudud oo xirfad leh.
Subscribe saar gambaleelkana Furo si aadan u seegin casharrada cusub Mahadsanid.

Eng Zekeria