Magaceygu Waa Ibrahim Adam
👋 Kusoo Dhawoow Balawii Tech! 🚀
💼 Balawii Tech - Xarumaha Aqoonta & Farsamada
📌 Waxaad ka baran doontaa channel kan:
🔹 Graphic Design:
- Photoshop – Tafatirka & habeynta sawirrada xirfad leh
- Illustrator – Abuurista vectors, logos & naqshadaha hal-abuurka leh
- InDesign – Naqshadeynta buugaagta, brochures & dokumentiyada xirfadeed
🎬 Video Editing:
- Adobe Premiere Pro – Tafatirka muuqaalada & hagaajinta codka
- DaVinci Resolve – Color grading & tafatirka xirfadaysan
- Filmora – Tafatir fudud oo tayo sare leh
🖥️ Microsoft Office Suite:
- Word – Habeynta dokumentiyada & qoraallada rasmi ah
- Excel – Maaraynta & falanqaynta xogta
- Access – Dhismaha & xiriirka Database-ka
- PowerPoint – Naqshadeynta & bandhigyada xirfadeed
💻 Operating Systems & Productivity:
- Windows 10 & 11 – Habka loo isticmaalo & farsamooyinka muhiimka ah
- Typing Skills – Xawaaraha qorista & habeynta shaqada
✨ Ku soo biir Balawii Tech si aad xirfadahaaga ugu horumariso!


Balawii Tech

Koorso Cusub ka faaideyso Qiima dhimistaan Balaaran ardeyda la qaadanayo waa kooban yihiin yaa lagaa hormarin nagala soo xirir whatsApp ka +252 617003478

2 days ago | [YT] | 37

Balawii Tech

Ramadaan Kariim Asxaabteyda, Waxaa Qiima Dhimis KU sameynay Koorsooyinka Computer ka oo laguu reebay boqolkiiba %50 ka faaideyso Qiima dhimistaan waxay ku egtahay bisha ramadaan inta lagu gudajiro. igala soo xariir whatsapp ka +252 617003478.

7 months ago | [YT] | 71

Balawii Tech

Shortcut kee lagu abuuraa Slide?

10 months ago | [YT] | 29

Balawii Tech

PowerPoint waxaa loo isticmaalaa in lagu sameeyo maxay?

10 months ago | [YT] | 68

Balawii Tech

Waxaan soo dhameyney windows 11 iyo MS Word,
Hadeer waxaan bilaabi Rabnaa MS Excel.
Cidii daneyneyso WhatsApp ka igala soo xiriir profile ka saaran.

1 year ago | [YT] | 71

Balawii Tech

Casharka 2aad ee Barashda MS Word Waxaan Ku baranay Qodobadan. Advanced level.

1 year ago | [YT] | 33

Balawii Tech

Casharkii 1aad ee Barashada MS Word waxaan Ku baranay Qodobadan:
- How to open, close, and create Word files
- Understanding the Word interface (Tabs, Ribbon, Backstage View ..)
- Using help and search tools
- Saving files with AutoSave and OneDrive
- Sharing documents and collaborating
- Customizing your Word appearance and account settings.

1 year ago | [YT] | 72

Balawii Tech

Ku soo dhowaada koorso cusub, waxaa noo dhamaaday windows 11 alx hanbalyo ayaan leeyahay Ardeyda baastay imtixaanka ee u gudbay Course ka xiga ee Microsoft Office.

1 year ago | [YT] | 17

Balawii Tech

Koorsada Barashda Computer Aas aasiga ah wuxuu si toos ah u bilaabmayaa 2 Bisha Augusto wuxuuna soconayaa 3 bilooad wax yer ayaa ka haray isdiiwaangalinta online ka. ee hada WhatsApp ka igala soo xiriir si aad ugu mid noqoto ardeyda bilaabaya barashda Computer ka: windows 11 iyo office application - Word, Excel, PowerPoint and Access.

1 year ago | [YT] | 46

Balawii Tech

Balawii logo updated, Sidee u aragtaa Design kaan?

1 year ago | [YT] | 51