Magaceygu Waa Ibrahim Adam
π Kusoo Dhawoow Balawii Tech! π
πΌ Balawii Tech - Xarumaha Aqoonta & Farsamada
π Waxaad ka baran doontaa channel kan:
πΉ Graphic Design:
- Photoshop β Tafatirka & habeynta sawirrada xirfad leh
- Illustrator β Abuurista vectors, logos & naqshadaha hal-abuurka leh
- InDesign β Naqshadeynta buugaagta, brochures & dokumentiyada xirfadeed
π¬ Video Editing:
- Adobe Premiere Pro β Tafatirka muuqaalada & hagaajinta codka
- DaVinci Resolve β Color grading & tafatirka xirfadaysan
- Filmora β Tafatir fudud oo tayo sare leh
π₯οΈ Microsoft Office Suite:
- Word β Habeynta dokumentiyada & qoraallada rasmi ah
- Excel β Maaraynta & falanqaynta xogta
- Access β Dhismaha & xiriirka Database-ka
- PowerPoint β Naqshadeynta & bandhigyada xirfadeed
π» Operating Systems & Productivity:
- Windows 10 & 11 β Habka loo isticmaalo & farsamooyinka muhiimka ah
- Typing Skills β Xawaaraha qorista & habeynta shaqada
β¨ Ku soo biir Balawii Tech si aad xirfadahaaga ugu horumariso!