Welcome to Rashka Barre, the only Somali-speaking wildlife channel on YouTube.
We bring the beauty, excitement, and mysteries of nature in the Somali language so audiences can fully understand and appreciate wildlife and documentaries. From majestic lions and cunning hyenas to the hidden stories of the wild, we share captivating wildlife tales that educate, inspire, and entertain.
Join us for:
Cinematic wildlife stories 🦁
Rare glimpses of nature 🌍
Exciting adventures and discoveries ✨
We invite you to explore, learn, and experience the wild with us — all in Somali.
#RashkaBarre #Wildlife #Somali #nature #africa #animals #video #shorts
Rashka Barre
Mahadsanid
2 days ago | [YT] | 582
View 15 replies
Rashka Barre
Muuqaalkan daawo kadibna ii sheeg inaan soo jurjumo & in kale soona qor (Haa) ama (Maya)
https://youtu.be/272Bn2V1QoE
3 weeks ago | [YT] | 65
View 13 replies
Rashka Barre
Dadka ku nool agagaarka Mount Kenya National Park, oo ku taalla bartamaha dalka Kenya, ayaa Khamiistii sameeyay wicitaan degdeg ah oo ay u direen maamulka duurjoogta qaranka, kadib markii ay arkeen waxa ay u maleeyeen libaax ku dhuumaaleysanaya geed daaq ah hoostiisa.
Markiiba, kadib markii saraakiil hubeysan oo ka tirsan Kenyan Wildlife Service (KWS) ay si degdeg ah u gaareen goobta si ay uga hortagaan suurtagalnimada isku dhac u dhexeeya dadka iyo duurjoogta, waxaa la ogaaday in “libaaxii” uu dhab ahaantii ahaa mid bac lagu daabacay.
Ciidamada KWS ayaa yiri: waxaan helnay wicitaanno badan oo ka imaanayay dadka deegaanka Kiangua ee Gobolka Meru, kuwaas oo sheegayay in libaax uu ku dhuumanayo geed daaq ah. Markii ay halkaas tageen waardiyeyaashii KWS, way la yaabeen markii ay ogaadeen in ‘libaaxii la sheegay’ uu ahaa bac lagu daabacay sawirka libaax.”
Bacdaas, oo ay ka buuxeen miraha Avocado oo la beeri rabay, waxaa geedka dhex dhigay mulkiilaha gurigaas.
1 month ago | [YT] | 103
View 4 replies
Rashka Barre
Asalaamu Calaykum!
Sharaf iyo karaamo korkiinna ha ahaato.
Waad ku mahadsan tihiin daawashadiinna iyo taageeradiinna joogtada ah.
Maanta waxaan jeclaan lahaa inaan ogaado: halkee ama deegaankee ayaad iga daawataa?
👉 Kaliya soo qor meesha aad iga daawato,
❤️ Sidoo kale Like u saar haddii aad aragto qof kale oo jooga isla deegaankaaga!
2 months ago | [YT] | 396
View 221 replies
Rashka Barre
https://youtu.be/m-0iYivBo8o
2 months ago | [YT] | 14
View 1 reply
Rashka Barre
Asc, muuqaalka part ayaa laga saaray waan kusoo celin doonaa
2 months ago | [YT] | 10
View 0 replies
Rashka Barre
Asc, saaxiibada qaali ah, Kanaalka YouTubeka Rashka Barre waxaa laga saaray shirkadda YouTube muddo saacado dhowr ah hadda waa OK lkn iska hubi in uu subscribe kuu saaran yahay si uu notification kuugu soo dhaco, waayo mararka qaar waxaa dhacda in daawadayaashu ay waayaan kanaalka waa uu ka baxo. mahadsanid
2 months ago | [YT] | 276
View 24 replies
Rashka Barre
FuuFu waligaa ma cuntay? hadaba ka daawo wixii cunto karin ah hlakn Inshaa Allah SUBSCRIBE haloo saaro https://www.youtube.com/watch?v=rgOxa...
2 months ago | [YT] | 10
View 0 replies
Rashka Barre
ASC, yaa Ahlul sharaf, aad & aad ayaan idin kugu mahadcelinayaa dhammaantiin, runtii korriimada Kanaalka waxaad ka qaadateen kaalin 100% ah, waxaa intaas dheer dhiira-galinta & waliba mararka qaar xanaanta walaalnimo, ayaamahan waxaan ku dadaalayaa inaan dib usoo nooleeyo waxaad iiga barateen oo ahaa joogteynta muuqaalada duurjoogta waaba hadii si fudud lagu helo, waxaan sidoo kale caawa wataa Hal Codsi oo qaali ah!! waxaan kaa rabaa 1 Subscribe oo dhankaaga iga soo maray, martida waxaan rabaa inaad xoolihiina iiga soortaan.
linkan: youtube.com/@cayuushwellness?si=QkGhhkde7_AbZ1Qp
3 months ago | [YT] | 257
View 18 replies
Rashka Barre
https://youtu.be/G90gaI_comA
3 months ago | [YT] | 10
View 1 reply
Load more