Baro Diintaada
Ku soo dhowow saaxiibkaaga aqoonta iyo garashada. Kanaalka Baro Diintaada wuxuu kuu soo gudbiyaa:
Duruusta Sh. Mustafe Xaaji: Aqoonta iyo xikmadda ballaaran ee Sheekha.
Muxaadarooyin Qalbiga Taabanaya: Deji naftaada, kuna xidhnow diintaada.
Qisooyin iyo Xikmado: Sheekooyin dhaxalgal ah oo cashar kuu ah.
Falanqayn iyo Siyaasad: Inaad fahanto dhacdooyinka dunida iyo saamayntooda.
Subscribe dheh, oo noqo qayb ka mid ah qoyska "Baro Diintaada" si aad u hesho wacyigelin dhab ah.


1:47

Shared 1 month ago

19 views