Dr Sadam Hussein

Ku soo dhawoow Dr. Sadam Hussein – halka aad ka heli doonto xog caafimaad oo qoto dheer, talooyin wax ku ool ah, iyo faham dhab ah oo ku saabsan jirka iyo maskaxda bini’aadamka.

Halkan waxaan kuugu soo bandhigayaa:

1.Calaamadaha cudurrada iyo sababahooda 🔍
2.Sida loo garto xanuunnada ugu badan bulshada
Daawooyinka saxda ah iyo siyaabaha looga hortago cudurrada 💊
3.Cuntooyin caafimaad leh iyo sida ay u saameeyaan caafimaadkaaga 🥗
4.Aragti Islaami ah oo ku saabsan daryeelka caafimaadka iyo bogsashada 🕌
5.Warbixino iyo wacyigelin caafimaad oo si fudud loo fahmi karo

✅ Haddii aad dooneyso nolol caafimaad leh iyo faham buuxa oo ku saabsan caafimaadkaaga —
Isdiiwaangeli (Subscribe) si aad u hesho macluumaad badan oo faa’iido leh!
🎥 Muuqaallo cusub oo xiiso leh ayaa si joogto ah kuu sugaya!


14:29

Shared 3 weeks ago

52 views

4:18

Shared 1 month ago

55 views

8:54

Shared 2 months ago

121 views