Kusodhawow Nuurka Qalbiga Channel-kan waxa uu ka tarjumayaa iftiinka diinta Islaamka, isagoo kuu soo bandhigaya barnaamijyo xiiso leh oo ku saabsan aqoonta diinta, xusuusta Allaah, iyo hagida nolosha Islaamka.

Nagusobiir πŸ™πŸŒΉ