Welcome to this space — where mental health conversations in Somali are clear, direct, and transformative.
We challenge stigma, unpack emotional struggles, and give you practical tools to understand your mind, regulate your emotions, and take control of your growth.
Kabasho episodes are gentle reminders that healing is possible, growth is continuous, and you are not alone on your journey.
No vague advice. No fluff. Just honest, impactful conversations that move you forward 🌱❤️🩹
Hamda Hussein
Come join us for Iftar and a khatmah on the 26th of Ramadan, let’s pray the Taraweeh together on the 27th bi’dniLaah 🌙🩵
Rihlat Al-Nur
4 months ago | [YT] | 579
View 19 replies
Hamda Hussein
Salaam,
Hablaha halkan igaga xidhan ee ku nool magaalada London iyo hareeraheeda waxaan idiin ku bushaaraynayaa inaan qabanayno kulan barakaysan oo lagu khatimayo Qur’aanka kariimka ah hal fadhi haddii Alle idmo. Kulankan magiciisu waa ‘Rixlat Al-Nur’– The journey of Light ✨
Waxa kasoo qayb geli karta inan kasta, meesha iyo marxaladda ay doonto Qur’aanka haka maraysee.
Fadhigan waxaad fursad u helaysaa in aad ku baratid dad ehlu Qur’aan ah oo adduun iyo aakhiraba aad is-garabsan kartaan .
Waxa jiri doona laylisyo kala duwan, aqoon iyo aragti wadaag ku addan safarka Qur’aan barashada , barakadiisa iyo bir ka dhigashadiisa xilliyada adaygga iyo adkaysiga nololeed aad u baahantahay .
Kulanku waxa uu dhacayaa Maalinta Axadda, 14ka Bisha December , 2025.
Saacadda: 1da iyo 5ta galabnimo (13:00-17:00)
Goobta: Masjid Al-huda , 91 Mile End Rd, Bethnal Green, London E1 4UJ
Follow this instagram page for more info;
👇🏽
www.instagram.com/rihlat_alnur?igsh=OHJmZXRpYnozNn…
7 months ago | [YT] | 453
View 12 replies
Hamda Hussein
Mahadsanidiin Kabasho Family for the 1Million downloads 🥳🎉♥️🙌
8 months ago | [YT] | 792
View 38 replies
Hamda Hussein
Nala wadaag hal fal/ficil ama shay oo aad si ku talo-gal ah u samayso ama u joogtayso oo saamayn togan/positive ah ku leh baqabkaaga maskaxeed .
#Xuskacaafimaadkamaskaxda
#Kabasho
#dhaymonafeed
9 months ago | [YT] | 408
View 116 replies
Hamda Hussein
Ogaal Neefso ☺️
9 months ago | [YT] | 773
View 22 replies
Hamda Hussein
10 months ago | [YT] | 989
View 16 replies
Hamda Hussein
Aad ayaan idiin kaga mahadcelinayaa inaad qayb ka tihiin safarkan quruxda badan ee korriimeed iyo inaad cammirteen channel-keenan oo uu 100k iyo dheeraad marayo , Ilaahay carrabkayga wax wanaagsan ha idiinku soo dhiibo , idinna gudihiinna wanaagga, caafimaadka iyo degenaanshiyaha haku tarmiyo ♥️
1 year ago | [YT] | 4,086
View 209 replies
Hamda Hussein
Idilkiin caafimaad Iyo calool sami ku ciida Bi'dniLaah 🎉🌙
1 year ago | [YT] | 637
View 39 replies
Hamda Hussein
Starting today bi’dniLaah 🎉🥳
1 year ago | [YT] | 924
View 49 replies
Hamda Hussein
Salaam reerkaygii reer Kabasho,
Haddii aad hore ii yar waydaan waan soo kabanayaaye iga warhaya , cunaha ayaan shalay qalliin yar ka galay waanan wanaagsanahay AlxamduliLaah Rabbil caalamiin ,idinna ducada igu soo rusheeya si aan hore isugu soo noqonno bi’dniLaah .
Waan idin jeclahay ❤️🩹
Hamda,
1 year ago | [YT] | 2,689
View 714 replies
Load more