Nuur Media waa channel Islaami ah oo faafinaya wacyi, muxaadarooyin, xasuusin, iyo baraarujin qalbiyada Muslimiinta.
Hadafkeenna waa in aan noqono iftiin hanuun u horseeda nolosha iyo Aakhiro.
🔔 Haddii aad jeceshahay wacyiga iyo xasuusinta diinta, Subscribe dheh channelka Nuur Media si aadan uga maqnaan khayrka iyo fariimaha qiimaha leh.