Caawa waxaa ku dhawaaqi doona guuleystayaasha 10ka Qof Ee Programka Full Stack Software Engineer Oo ay programka ku heli doona si free ah iyaga oo heli dona xuquuq dhameystiran .
Programka waa qori tuur taasi oo ay macneheedu tahay in nasiib uu yahay oo aan jiri donin wax eex ah .
Live-ka waxa uu ka dhici doona barteena Youtube-ka ee Dugsiiye.
Si aad ugu mid noqoto guuleystayaasha waa in aad xaadir ahaata marka aan qori tuurka sameyneyno hadii aadan joogin live-ka ma heli doontid.
Dugsiiye
Asc ww dhaman aqyaarta ramadaan mubaarak.
Caawa waxaa ku dhawaaqi doona guuleystayaasha 10ka Qof Ee Programka Full Stack Software Engineer Oo ay programka ku heli doona si free ah iyaga oo heli dona xuquuq dhameystiran .
Programka waa qori tuur taasi oo ay macneheedu tahay in nasiib uu yahay oo aan jiri donin wax eex ah .
Live-ka waxa uu ka dhici doona barteena Youtube-ka ee Dugsiiye.
Si aad ugu mid noqoto guuleystayaasha waa in aad xaadir ahaata marka aan qori tuurka sameyneyno hadii aadan joogin live-ka ma heli doontid.
Waqtiga live-ka waa 10:00 pm saacada somalia caawa.
Linkiga live-ka ๐
youtube.com/@dugsiiye
1 month ago | [YT] | 151