Maxamed Siciid BK

Ugu horeyn Ilaahey baa mahad iska leh, mar labbaadka waxaan ku faraxsanahay barnaamij aanu muddo yaro kooban ka shaqeynaynay inuu noo soo dhammaaday.
Bulsha weynta reer Somaliland waxaan ugu bushaaraynayaa heeso tayo leh oo qurux badan oo ay ku dabaal degaan in ay u soo qaadeen kooxdii caan baxday ee Xiddigaha Geeska.
Heesahaasi waxay hawada soo geli doonaan 48 saacadood ee soo socda inshalaa. Waxaan dhammaantiin idin leeyahay happy 18 may iyo dabaal deg wanaagsan meel kasta oo aad joogtaan qolqol joog iyo qurba joogba nagula dabaal dega cod macaan iyo dareen shacab.

6 months ago | [YT] | 250