WAAYO WAAYIHII WACNAA

Wa janel u gaar ah wixii fankii hore iyo fanaaniintii hore hadey heeso tahay iyo riwaayadaba ...iwm,
Kuna soo dhawada gacma furan.

قناة خاصة للفن الصومالي العريق وزمن ذهبي من اغاني والثقافة الصوماليه المتعددة

Entertainment channel brings some unique videos from different Somalia's cultures


Wixii war bixin ah nagala soo xidhiidh EMAIL ka :

waayo.ww.info@gmail.com


WAAYO WAAYIHII WACNAA

Beautiful Voice 🎤 🎶

1 year ago | [YT] | 15

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Yaxyax iyo xishoodba
Igu yuurursadayo jacayl
Igu yoto'ayba i yeedhanaaye
Yeedhiyo ugaadhan xeryaha
U yagleela
Yacygiyo atoorkan aan yamaarug
Udaadsha yuuqaba ada i baday
Yulqanka iyo taahee laygu kaa dul
Yookee wanaagana ma yeeshide
Sideed ila yaabta yoon baad i galise

Codkii : U/ Cabditahliil Warsame Aun
Ereyadii : A/ Maxamed Adam Dacar
Laxankii : U/ Cabditahliil Warsame Aun
Heesaha hirgalay 1972

1 year ago | [YT] | 134

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Abwaan ka mida ahaa radio muqdisho markii danbena u wareegay kooxdii xasuus riwaayado iyo heeso badan lahaa ku magac dheera xaaji babaay illaahay haw naxariisto magaciisa saxda ya xasuusta

1 year ago | [YT] | 95

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Yaa yaa baaba miyad maqashay wali iyo yaa goobe iyo yaa ibnu qasim iyo yaa cumaral mahadi ilaahay haw wada naxariisto dhamaantood runti naso marimaayan iyago kale dad hibo uleh fanka iyo gacantii baba alcuud ama amiirul cuud abwaan Maxamud Ismaciil Xudaydi Aun

1 year ago | [YT] | 206

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Mid ka mida macalimiintii muusiga soomalida asaasayashiina ah aun ustaad macalow nuur

1 year ago | [YT] | 98

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Cilmi kii dile ifka daba marsha ana ila darso
waa dartii waxan hadba diidayee
ee daalanoo ilmadu ii da'da
dadyow yaabayee cishqigu ma
dab ba ma daruur da'da ma
daad ku qaado bada kugu daraa

Ereyadii : A/ khadiija qorane AHN
Laxanki: U/ Maxamud diirshe AHN

2 years ago | [YT] | 159

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Kooxdii Radio Muqdisho 1971

1-Sax 1 : Ustaad Cabdi Calasow Nuur AHN
2-Sax 2 : Ustaad Muse Maxamad Cismaan AHN
3-Batari : Ustaad Cabdala Cabdaloni AHN
Heesaa Maryan Mursal Ciise Iyo Aun Axmed Shiriif Yuusuf
( Dabka maku dhaca misa wan ka durka ) .

2 years ago | [YT] | 254

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Ma ogtahay ayaantii ilmadu ka da'ayse
Indhahaaga qoysaan inanyahay xasuuste
Uurkan ka ooye waan kaa ashahatee
Waxaad igu abuurtad la adkaysan waaye

Amaanada ilaahay noqo kumaan ilwaane

Ereyadii : Aunte abwaan Xuseen aw faarax

2 years ago | [YT] | 116

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Goodkiyo abeeso
Gucumaale aaroo
Wiyisha gadoodte
Godka rayska galisa

Allahay haw naxriisto macalin aabbihi xasan sabriye afrax (Xasan great)

2 years ago | [YT] | 134

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Bashiir xaddi axmed illahay haw naxriisto aamiin

2 years ago | [YT] | 126