SOO DHOWAAW WALAAL HALKAN WAA faahiye lyrisc Author | poet | content creator


FADLAN NAGU SOO BIIR OO SUBSCRIBE SAAR CHANNEL-KA GANBALEELKANA FURO SI AAD ULA SOCOTID WAX KASTA OO HALKAAN SOO GALINO MALIN KASTA.

○HEESIHII HORE
○HEESIHII DHEXE
○HEESAHA CUSUB

WIXII TALO IYO TUSAALE AH FADLAN NAGA SOO XIRIIR:

☎️: 0616300436

MAHADSANIDIIN
■LIKE
●SUBSCRIBE
■SHARE👌👌👏♥️


king faahiye

Reaction buuqisa wato halkan ka soo daawo https://youtube.com/watch?v=Vh0PDehic...

21 hours ago | [YT] | 4

king faahiye

Asc asxaabta qaaliga ah, kusoo dhowaada channel-keyga  King faahiye

Marka hore waxaan idinka mahadcelinayaa taageerada aad mar walba ii muujisaan Runtii aad ayaan ugu faraxsanahay inaan maanta gaaro 100kun
Oo subscribe

Muddo dheer waxaan idinla wadaagayay heeso lyrics ah, laakiin hadda waaxaan go’aansaday inaan channel-ka u wareejiyo content cusub oo ka duwan kii hore.


Waxaan idin balan qaadayaa content ka xiiso badan sida: reaction, entertainment, iyo waxyaabo kale oo cusub

Fadlan sii wad inaad i taageertaan, like saar, subscribe sameeya, oo la wadaaga asxaabtiina

3 months ago | [YT] | 27

king faahiye

Soo daawo

3 months ago | [YT] | 2

king faahiye

Wiilow Kalgacaylka
Adaa Wadnahayga
Xusuusta Ku Wabay
👉https://youtu.be/3UNwiAcC4-w?si=oNrf9...

5 months ago | [YT] | 41

king faahiye

Buur hakaba waligaa ma tagday?
👉https://youtu.be/SImFyrOy0hM?si=96tCU...

9 months ago | [YT] | 26