TAAB: waa halka laga helo tiknoolajiyo iyo ganacsi isku tolan ee tilmaanso oo weligaa ku taxnow.
(Taab - Technology advances a great business)

TAAB waaa janal ka hadla barashada
1- Tijnoolojiyadda (IT) ,xallinta cilladaha ku dhici kara Istimaalaha inta uu ku jiro u adeegsiga tijnooliyadda xagga ganacsiga.
2- Xayeysiinta Digitaalka ah (Digital Marketing)
3- Diiwaanada iyo maareynta Macluumaadka (Records & Information Management)
4- Buugaagta Horumarinta Nafta (self development Books) ee xagga tiknooligiyadda ama ganacsiga la xariira

google-site-verification: google0751f6a5c7cae05a.html


Hassan Hussein

Maalin wanaagsan asxaabeey

1 month ago | [YT] | 0

Hassan Hussein

Waxaan dib u bilaabi doonaa muuqaallo cusub:
Maxaa jeclaan lahayd inaa ugu hadlo muuqalada cusub ee soo socda?

6 months ago | [YT] | 0

Hassan Hussein

Eid Mubarak to you and your loved ones! May your life be as bright and beautiful as the lights of Eid, and your heart as pure as your prayers.

May Allah bless your days with happiness, your weeks with prosperity, your months with peace, and your years with love. Eid Mubarak

6 months ago | [YT] | 0