Ku soo dhawaada
Waxaan idin soo bandhigayaa uruurinta sheekooyinka xiisaha leh iyo kuwa dhiirigelinta leh ee ka socda dhammaan qaybaha adduunka. Haddii ay tahay sheekooyin gaagaaban, ama riwaayado, waxaad halkan ka heli doontaa waxyaabo soo jiidasho leh.

Igu soo biir si aan u sahmayo aduun cusub iyo waayo-aragnimo gaar ah, halka sheekadu ay ka dhigi karto cashar ama fikrad cusub. Ha ilaawin inaad subscribe sodhahdo oo aad gambaleelka tabato si aad had iyo jeer ugu noqoto kan ugu horeeyo dawashada sheekooyinka!


Mona Qisso

Dhammaan walaaleheyga qaaliga ah 🤍
Jimce wanaagsan oo barakaysan dhammaantiin. Waxaan Alle idiin kaga baryayaa inuu qalbiyadiinna ka yeelo xasillooni iyo deganaan idiinkuna arsaaqo kheyrka ugu wanaagsan iyo farxadda ugu quruxda badan isla markaana uu idiin rummeeyo dhammaan waxyaabaha wanaagsan ee aad rajaynaysaan🤍
Waxaan Alle ka baryayaa inuu Jimcahan ka dhigo mid qalbiyadiinna iftiimiya maalmahiinnana barakeeya ducooyin kiinana lagu aqbalo🤲🏻🌿
Jimce wanaagsan oo barakaysan dhammaantiin iyo dhammaan dadka aad jeceshihiin 🤍
ilahey haidiinka raali noqdo
walaashiina muna ahmed🤍

1 week ago | [YT] | 356

Mona Qisso

Maanta labo sano ayaa inoo dhamaatey inta aan youtube kujirno m.a hambalyo dhamaanteen kuwii kala faaideysta isku faaiideyo ilaahy hainaga dhigo alahuma aamiin

1 week ago | [YT] | 419

Mona Qisso

2 months ago | [YT] | 742

Mona Qisso

Hambalyadaan quruxda badan waxa iso hibeyey qofbwalaal ah maalinka aan 100k gaarey isaga iyo familkisa lkn mashquul dartiii waan kagari waayey inaan idiinla wadaago sigaar ah mahadsanid wll cabdalla adiga iyo familkaaaga iyo dhamaan inta ilawadagtey hambalyadaiina waan idiinka gudoomey kal iyo laab mahadsanidiin dhamaan walalaha inta igu xiran ee halkaan walalaha kunahay jazakumulaahu kheuran ilaahey ha idiinka raalinoqdo❤️🥳

2 months ago | [YT] | 1,507

Mona Qisso

Alhamdulillaah 🤍✨
Maanta waa maalin farxad weyn ii ah. Waxaan si qalbi furan idiinka mahadcelinayaa dhammaantiin taageeradiina, jacaylkiina, iyo sida quruxda badan ee aad ila garab istaagteen ilaa aan gaaray 100,000 subscribers. 🥳🎉
Tani ma aha guul aniga kaliya ii gaar ah, waa guul aynu wada leenahay. Qof kasta oo daawaday, like saaray, comment kabixiyey, share gareeyay, ama duco ii sameeyay — mahadsanidiin aad iyo aad. ❤️
Ilaahay ha idinka raalinoqdo hana idiinka abaalmariyo wanaaggiinna, ha idiin barakeeyo noloshiinna, hana naga dhigo kuwo mar walba is taageera oo kheyrka ku kulma. 🤲
Waa bilow cusub, insha’Allah waxaan sii wadi doonaa inaan idinla wadaago wax faa’iido leh iyo qisas dhiirigalin leh oo wanaagsan.
Mahadsanidiin qoyskayga Mona Qisso ❤️
100K oo la gaaray — Alhamdulillaah 🤍

3 months ago | [YT] | 1,922

Mona Qisso

Xarunta Al-Maacaarij ee Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Culuumtiisa.

Ma doonaysaa adiga ama carruurtaadu in ay bartaan Qur’aanka Kariimka iyagoo jooga gurigooda?
Waxaan idiin soo bandhigaynaa:
✅ Xifdinta Qur’aanka Kariimka
✅ Tajwiidka iyo saxidda akhriska
✅ Barashada culuumta Qur’aanka
✅ Qaybta Ijaazada Qur’aanka Kariimka iyo Qiraa’aatka
✅ Macallimiin khibrad iyo aqoon leh
✅ Casharro Online ah oo laga heli karo meel kasta oo dunida ah
✅ Carruur, dhalinyaro iyo waaweynba waa la qaabilayaa

Waxaa la bixiyaa:

Shahaadooyin dhammaystir Ijaazooyin Qur’aan iyo Tajwiid

📌 Isdiiwaangelintu way furan tahay hadda.

📞 Wixii faahfaahin iyo diiwaangelin ah kala xiriir: WhatsApp/Tel: [0633741082]

Qofkiinna ugu kheyrka badan waa kan barta Qur’aanka oo bara.

Al-Maaaraj Center for Memorizing the Holy Quran and Its Sciences مركز المعارج لتحفيظ القرآن الكريم وعلومه

4 months ago | [YT] | 844

Mona Qisso

Ilaahy ducadeyda haidiin aqbalo tiinana haii aqbalo taqabalalaahu minaa waminkum saalaxal acmaal

4 months ago | [YT] | 2,229

Mona Qisso

Waakan appka ruqya sharciyah soodagsada xitaa linki ahaan waakan
أدعوك لتجربة هذا التطبيق
play.google.com/store/apps/details?id=com.newdays.…
Soodagsada i.a kafaideysi wacan

4 months ago | [YT] | 900

Mona Qisso

Subxanalaah walahi wax walba dadaal ayy ubaahanyihiin adigaana afkaaga iskudaaweynkaro hadaa ilaahy isku xirtid adigo gurigaaga joogo dhamantiin waad araktaan marqati waad katihiin dhiirigalinna wey idiintahy gabadhan fariinteeda inta ay sameysay kaliya sameya waxa kaxigto inaad cafimado in ilaahy isku xirtid kaloya ee haladadaalo ilahy hainaga aqbalo camalka wanagsan ku kudhaqmo naftoda ku anfaco walalohod ku anfaco alaha inaga dhigo

4 months ago | [YT] | 832

Mona Qisso

Ciid mubaarak axbaabii🤍🥳🌹

6 months ago | [YT] | 1,531