Waxay ii tahay sharaf iyo qiimo wayn iin 100 qof oo qaarkiin iga caqli badan ee guulo badan , iga fahan wanagsan , iga wax akhris wacani, ay subscribe soo yidhahdan youtubekan.
Waxaan uu mahadcelinaya ilahay subxanahuu wa’tacalaa oo noloshayda oo dhaami ay isaga hoos taalo, rabigaas oo ii surtagaliyay guulo wawayn oo noloshayda ah , wanaa cida igu dhow ee noloshayda ka war haysa . Inta ka dib waxaan uu mahadcelinaya dadkii 100ka ahaa ee igu amiinay waxay maskaxdooda ku shubayaan, waxaan leeyahay qofka aan dadka uu mahadcelin ilahayna ma mahadceliyo mahadsanidin dhamaantiin.
Wixii aan saxaay waxay ka ahadeen rabigaay isaga la’aantisna ma saxeen , Wixii see aan khalday waxay ka ahaadeen shaydan iyo naftaydan aan waxba garanayn ee jahliga iyo mogananta ku sugan.
SIRTA MAANTA
Waxaan soo wadaa xalqad cajiib oo ah safarkeeni buuga the psychology of money đź’° oo uu qoray Morgan housel , hadaba kanaalka sii rukumo sii aad noqoto qofka ugu horeeya ee muqalkaas dawada.
16 hours ago | [YT] | 0
View 0 replies
SIRTA MAANTA
Waxay ii tahay sharaf iyo qiimo wayn iin 100 qof oo qaarkiin iga caqli badan ee guulo badan , iga fahan wanagsan , iga wax akhris wacani, ay subscribe soo yidhahdan youtubekan.
Waxaan uu mahadcelinaya ilahay subxanahuu wa’tacalaa oo noloshayda oo dhaami ay isaga hoos taalo, rabigaas oo ii surtagaliyay guulo wawayn oo noloshayda ah , wanaa cida igu dhow ee noloshayda ka war haysa . Inta ka dib waxaan uu mahadcelinaya dadkii 100ka ahaa ee igu amiinay waxay maskaxdooda ku shubayaan, waxaan leeyahay qofka aan dadka uu mahadcelin ilahayna ma mahadceliyo mahadsanidin dhamaantiin.
Youtubekan waxaan kusoo gudbiya horimarka nafsada, buugagta, fahanka nolosha, businesska iyo guud ahaan waxkasta oo qofka korinaya.
Hadii uu jiro mawduuc aad jeclan lahayd inan kasoo hadalno xagaa hoose noogula wadag.
Wixii aan saxaay waxay ka ahadeen rabigaay isaga la’aantisna ma saxeen , Wixii see aan khalday waxay ka ahaadeen shaydan iyo naftaydan aan waxba garanayn ee jahliga iyo mogananta ku sugan.
2 weeks ago | [YT] | 0
View 0 replies