Kani waa kanaal aan kaga hadlo ciyaaraha kubadda cagta, gaar ahaan Liverpool FC, falanqaynta, iyo wararka adduunka.

Liverpool FC News & Analysis in Somali
Latest transfers, breaking news & match
analysis updated daily!

Fadlan Subscribe, Like & Comment!


Saxnuuni

🎉 Alhamdulillah! 🎉

Waxaan si rasmi ah u gaarnay 10K Subscribers YouTube-ka ❤️
Mahadsanidiin dhammaan taageerayaasha daawada muuqaalada, comment-gareeya, like-gareeya, share-gareeya, kana mid noqday qoyskeena YouTube-ka.

Guushan aniga keligay ma lihi, waa guusheenna dhammaanteen. ❤️

Hadafka xiga waa 50K Subscribers 🚀Insha Allah waan gaari doonaa anagoo wadajir ah.

Mahadsanidiin taageeradiina joogtada ah. 🙏❤️

#10KSubscribers #YouTube #Saxnuuni #Mahadsanidii

3 months ago | [YT] | 427

Saxnuuni

Taageerayaasheey, kulankaan ugu dambeeya Liverpool wuxuu u ahaan doonaa sagootin weyn oo Salah iyo Robertson loogu talagalay — Geesiyaasha Anfield!
Su'aashu waxay tahay:

Ciyaartoydan kuma saameyn badan kuleh Liverpool?

3 months ago | [YT] | 71

Saxnuuni

Eid Mubarak Dhamaan Asxbteeda❤️🫡

5 months ago | [YT] | 409

Saxnuuni

🌙 Ramadaan Mubaarak dhammaan Asxbteeda
Waa bil naxariis, cafis iyo ajar badan.
Aan Qur’aanka badino, ducada kordhino, oo qalbiyadeenna hagaajino.
Ilaahay ha naga aqbalo soonka iyo salaadda. 🤲
Kheyr iyo barako ha inoogu dhameeyo. ✨

#Soonqaad_Wanagsan #Ramadaan #ramadankareem #saxnuuni #somalia

6 months ago | [YT] | 416

Saxnuuni

Mahadsanidiin dhamaan asxbteeda❤️
5K oo Subscribers waan wada gaarney, taasna allah ka sagow adinka dartiin ayaan ku gaarnay.
Taageeridiina joogtada ah iyo kalsoonida aad i siisaan aad ayaan u qadarinayaa❤️
Channel-kan waa mid aan wada leenahay.
Safarka wuu soconayaa insha allah meeshaan meel ka sareeso ayaan wada gaari doonaa waana wada guuleesan doonaa I.A

Thank you all for the supports🙏🏼🫡

7 months ago | [YT] | 378