8 years as a Senior Software Engineer. Built software used by millions. Based in Oslo, Norway.Now I give you the skills no one gave me.Teaching the next Somali generation how to build with AICourses: bashi.academy/TikTok: @abdifatah.dev
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE 8PM Caawa Himma Quiz Night π§ π₯Next round: Head to Head Game-ka waa easy:π― 4 suaal lagu weydiinaβ 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.Soo qor diyaar hadaa imaneysid.
1 day ago | [YT] | 103
View 17 replies
π΄ LIVE 8PM Caawa. 2.october 2026Barnaamij aad u xiiso badan + Himma Quiz π§ π₯Xisada 1aad: 3 mawduuc muhim ahXisada 2aad: QuizGame-ka waa easy:π― 4 suaal lagu weydiinaβ 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.Su'aalaha waa aqoon guud dhanka Tech iyo AI.Uma baahnid inaad developer tahey.Soo qor diyaar hadaa imaneysid π
1 week ago | [YT] | 21
View 16 replies
π΄ LIVE 9PM CaawaBarnaamij aad u xiiso badan: Himma Quiz Night π§ π₯Game-ka waa easy:π― 4 suaal lagu weydiinaβ 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.Maybe caawa waxan ogaan doonaa, wiilasha iyo gabdhaha yaa ku fiican dhanka Tech? πSu'aalaha waa aqoon guud dhanka Tech iyo AI.Uma baahnid inaad developer tahey.Sidoo kale mawducyo kale meesha kama marna, laakin sir ayey ii tahey, hadhow arki doontaan. πSoo qor diyaar hadaa imaneysid.Sidoo kale hadii aad rabtid inaad ka qeyb gashid ii soo sheeg. π
1 week ago (edited) | [YT] | 12
MARTIDA CAAWA BARNAMIJKA ARDAY EP. 2πWaxaa u sharxi doonaa waa maxey AI Engineer?Waa maxey farqiga u dhaxeeyo Software Eng iyo AI Eng?Sidee lagu noqon karaa?Ila soo dhaweeya Ruweyda. LIKE sidoo kale Welcome soo qor waa free π
4 weeks ago (edited) | [YT] | 265
View 14 replies
π΄ LIVE CAAWA 8PMProgramka π1οΈβ£ AI Engineer vs Software Engineer π2οΈβ£ Vibe Coding3οΈβ£ ChatGPT Image 2.54οΈβ£ Whimscal mindmap5οΈβ£ Q/A and Mentorship π€π LIKE & Soo qor βxaadirβ haddii aad rabto in Uncle ka safka hore kuu sii qabto π
4 weeks ago | [YT] | 226
View 32 replies
π΄ LIVE CAAWA 8PMProgramka π1οΈβ£ AI Roadmap π2οΈβ£ Best Notion template for Todos β 3οΈβ£ ChatGPT Secret Prompts π€«4οΈβ£ Tldraw βοΈ5οΈβ£ Q/A and Mentorship π€π Soo qor βdiyaarβ haddii aad rabto inaan safka hore kuu sii qabto π
1 month ago | [YT] | 177
View 36 replies
ποΈ MARTIDA BARNAAMIJKA ARDAY CAAWA π₯π₯π Plz ila soo dhawey!π Soo qor WELCOMEπ΄ Program-ka caawa yuu ku dhaafin!
1 month ago | [YT] | 284
View 26 replies
π΄ LIVE Caawa: 8PM EAT Barnaamij aad u xiiso badan oo ka kooban 3 qeybood π1οΈβ£ API πQeybtan ardey badan ayaa sugi laβyihin πAPI waa maxay? Sideese loogu dhisay programs-ka dunida ugu waaweyn?Waxa marti inoo ah mid ka mid ah ardeyda, oo si LIVE ah aan ugu bari doono API markii ugu horeysay.π― Xitaa tijaabo ayaan ka qaadi doonaa marka casharka dhammaado.2οΈβ£ Best Notion Template for Students πβ¨Haddii aad student tahay, Notion waa qasab inaad isticmaasho.Waxaan idin tusi doonaa template aan aaminsanahay inuu kaa caawin karo inaad noqoto:β Organizedβ Deadlines-ka la socotoβ Notes-kaaga hal meel ku maamushoβ Top Student π3οΈβ£ Purple Cow ππMidkan aniga ayaa si gaar ah u sugaya inaan idin kala hadlo.Purple Cow waa maxay?π€« Sir ayaan ka dhigeynaa ilaa LIVE-ka.Waxaan kuu balanqaadayaa inaad wax badan ka faaβiidi doonto.π₯ 3 Topics. Hal LIVE. Caawa 8PM.π Ii soo qor βDIYAARβ si aniga iyo martideyda boos kuugu sii qabanno.I canβt wait. See you tonight! β€οΈ
1 month ago | [YT] | 232
View 48 replies
Next topic? Maxaa ka dhignaa? Maxaa rabtaa inaad master ku noqotid? Kanaalkan adigaa dhinac ka leh. Nala soo wadaag! Kuwa ugu baahida badan ayaa xioga saari doonaa insha allah.
1 month ago | [YT] | 149
View 71 replies
NEXT LIVE: ChatGPT WorkGame-kaada AI u qaad NEXT LEVEL πSidee ugu faaβiideysan kartaa ChatGPT Work?Sidee ugu fiican loo isticmaalaa?Sidee ayuu u shaqeeyaa?Waxaan si live ah u kala dhig dhigi doonaa:πΌ Workπ Connectorsβ‘ Skillsπ Goormee?Jimcaha, 21.08π 9PM | Xiliga BBCπ₯ Live + Q&ASoo qor Diyaar. Aan kuu sii qabto safka hore
1 month ago | [YT] | 179
View 29 replies
Load more
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE 8PM Caawa
Himma Quiz Night π§ π₯
Next round: Head to Head
Game-ka waa easy:
π― 4 suaal lagu weydiina
β 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.
Soo qor diyaar hadaa imaneysid.
1 day ago | [YT] | 103
View 17 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE 8PM Caawa. 2.october 2026
Barnaamij aad u xiiso badan + Himma Quiz π§ π₯
Xisada 1aad: 3 mawduuc muhim ah
Xisada 2aad: Quiz
Game-ka waa easy:
π― 4 suaal lagu weydiina
β 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.
Su'aalaha waa aqoon guud dhanka Tech iyo AI.
Uma baahnid inaad developer tahey.
Soo qor diyaar hadaa imaneysid π
1 week ago | [YT] | 21
View 16 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE 9PM Caawa
Barnaamij aad u xiiso badan: Himma Quiz Night π§ π₯
Game-ka waa easy:
π― 4 suaal lagu weydiina
β 3 ka mid ah waa inaa ka jawabta si aad u gudubtid next level.
Maybe caawa waxan ogaan doonaa, wiilasha iyo gabdhaha yaa ku fiican dhanka Tech? π
Su'aalaha waa aqoon guud dhanka Tech iyo AI.
Uma baahnid inaad developer tahey.
Sidoo kale mawducyo kale meesha kama marna, laakin sir ayey ii tahey, hadhow arki doontaan. π
Soo qor diyaar hadaa imaneysid.
Sidoo kale hadii aad rabtid inaad ka qeyb gashid ii soo sheeg. π
1 week ago (edited) | [YT] | 12
View 17 replies
Abdifatah Bashi
MARTIDA CAAWA BARNAMIJKA ARDAY EP. 2
π
Waxaa u sharxi doonaa waa maxey AI Engineer?
Waa maxey farqiga u dhaxeeyo Software Eng iyo AI Eng?
Sidee lagu noqon karaa?
Ila soo dhaweeya Ruweyda. LIKE sidoo kale Welcome soo qor waa free π
4 weeks ago (edited) | [YT] | 265
View 14 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE CAAWA 8PM
Programka π
1οΈβ£ AI Engineer vs Software Engineer π
2οΈβ£ Vibe Coding
3οΈβ£ ChatGPT Image 2.5
4οΈβ£ Whimscal mindmap
5οΈβ£ Q/A and Mentorship π€
π LIKE & Soo qor βxaadirβ haddii aad rabto in Uncle ka safka hore kuu sii qabto π
4 weeks ago | [YT] | 226
View 32 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE CAAWA 8PM
Programka π
1οΈβ£ AI Roadmap π
2οΈβ£ Best Notion template for Todos β
3οΈβ£ ChatGPT Secret Prompts π€«
4οΈβ£ Tldraw βοΈ
5οΈβ£ Q/A and Mentorship π€
π Soo qor βdiyaarβ haddii aad rabto inaan safka hore kuu sii qabto π
1 month ago | [YT] | 177
View 36 replies
Abdifatah Bashi
ποΈ MARTIDA BARNAAMIJKA ARDAY CAAWA π₯π₯
π Plz ila soo dhawey!
π Soo qor WELCOME
π΄ Program-ka caawa yuu ku dhaafin!
1 month ago | [YT] | 284
View 26 replies
Abdifatah Bashi
π΄ LIVE Caawa: 8PM EAT
Barnaamij aad u xiiso badan oo ka kooban 3 qeybood π
1οΈβ£ API π
Qeybtan ardey badan ayaa sugi laβyihin π
API waa maxay? Sideese loogu dhisay programs-ka dunida ugu waaweyn?
Waxa marti inoo ah mid ka mid ah ardeyda, oo si LIVE ah aan ugu bari doono API markii ugu horeysay.
π― Xitaa tijaabo ayaan ka qaadi doonaa marka casharka dhammaado.
2οΈβ£ Best Notion Template for Students πβ¨
Haddii aad student tahay, Notion waa qasab inaad isticmaasho.
Waxaan idin tusi doonaa template aan aaminsanahay inuu kaa caawin karo inaad noqoto:
β Organized
β Deadlines-ka la socoto
β Notes-kaaga hal meel ku maamusho
β Top Student π
3οΈβ£ Purple Cow ππ
Midkan aniga ayaa si gaar ah u sugaya inaan idin kala hadlo.
Purple Cow waa maxay?
π€« Sir ayaan ka dhigeynaa ilaa LIVE-ka.
Waxaan kuu balanqaadayaa inaad wax badan ka faaβiidi doonto.
π₯ 3 Topics. Hal LIVE. Caawa 8PM.
π Ii soo qor βDIYAARβ si aniga iyo martideyda boos kuugu sii qabanno.
I canβt wait. See you tonight! β€οΈ
1 month ago | [YT] | 232
View 48 replies
Abdifatah Bashi
Next topic?
Maxaa ka dhignaa?
Maxaa rabtaa inaad master ku noqotid?
Kanaalkan adigaa dhinac ka leh. Nala soo wadaag!
Kuwa ugu baahida badan ayaa xioga saari doonaa insha allah.
1 month ago | [YT] | 149
View 71 replies
Abdifatah Bashi
NEXT LIVE: ChatGPT Work
Game-kaada AI u qaad NEXT LEVEL π
Sidee ugu faaβiideysan kartaa ChatGPT Work?
Sidee ugu fiican loo isticmaalaa?
Sidee ayuu u shaqeeyaa?
Waxaan si live ah u kala dhig dhigi doonaa:
πΌ Work
π Connectors
β‘ Skills
π Goormee?
Jimcaha, 21.08
π 9PM | Xiliga BBC
π₯ Live + Q&A
Soo qor Diyaar. Aan kuu sii qabto safka hore
1 month ago | [YT] | 179
View 29 replies
Load more