Hi Everyone. I am Nassin soraan ,
I hereby Share with my Fans that This is my Official Youtube Channel where you can get-in-touch with my videos.
Please Subscribe to My Channel, Share, and Like my Videos.
Waxaan u mahad-celinayaa dhammaan taageerayaashayda Umadda Soomaaliyeed.


Nassin soraan

Ciyaartu Haday Bilow Tahay…..

3 years ago | [YT] | 2,435

Nassin soraan

Maxamed Maame Ruxa Ruxa

3 years ago | [YT] | 190

Nassin soraan

Anaa waligay ku jecel 2022 my family

3 years ago | [YT] | 226

Nassin soraan

Wan idin salaamaya asxaabta ku xidhan channelkayga.. Malin wacan . Dawasho cusub iga fisha dhawaan wan kala yara mashqulnay..

3 years ago | [YT] | 1,074

Nassin soraan

✌🏽Haben wanagsan my family inshallah heeso cusub coming soon inshallah one love

3 years ago (edited) | [YT] | 2,745

Nassin soraan

Allaahbaa mahadle
Marka labaad waxan idiin ka mahadcelinayaa
My family inaan wada gaadhnay 300k subscribe
Waliba anigoon sidii layga rabay aan update badan samayn inkasto hada kadib cilada aan mesha ka saari doono isku soo wada duuboo waxa igu kalifteen inaan soo sameyo shaqa badan waxan rajaynaya in aan one million ka inaad igaadhsiin doontaan waliba kalsoni baan ka qaba my family one love markasta waan idin jeclahay anigu idinkan wax idinku noqday

3 years ago | [YT] | 1,255

Nassin soraan

Barnaamij xaladle

3 years ago | [YT] | 74

Nassin soraan

Bari galabta insha allah lasocda waraysigii oodhamays tiran iyo qisooyinka heesahayga my family

3 years ago | [YT] | 67

Nassin soraan

New beats Sib studio

3 years ago | [YT] | 53

Nassin soraan

Doontii jacaylka

3 years ago | [YT] | 80