Nagalasoco bartan youtube-ka, fillo maalin walba muxaadaro cusub iyo qisooyin cusub oo cod ah ama dhageysi ah🎙️, ujeedka Chanaalka wa kobcinta garaadka bulshada soomaaliyeed, waxaad halkaan ka qadaneysaa xasilooni, daganaan iyo dhiranaan!
🎥 Halkan waxaad ka heli doontaa maalin kasta
💠Muxaadarooyin iyo qisooyin qalbiga taabanaya
💠Thariikhda islaamka iyo axaadiis sugan
💠Tafsiirka Qur'aanka kariimka ah
💠Tallooyin & dhiiragalin
💠Siirooyinka & sunada nabiga ﷺ
🔔 Subscribe Saar
👍 Like Garee
📤 Share Dheh
💬 Fikirkaaga nala wadaag
Contact info: kudhiiro@gmail.com
OGAAL BULSHO
Elon Musk wuxuu leeyahay "Qofkii yiri 'lacagtu farxad Laguma iibsan karo' runtii si fiican ayuu u ogaa waxa uu ka hadlayay.😔
Alle Waxaa uu yidhi "Qofkii ka jeedsada xuskayga, wuxuu heli doonaa nolol ciriiri ah (nolol adag), waxaana Maalinta Qiyaame soo bixin doonnaa isagoo indho la'.
Ogaal bulsho 📍
23 hours ago (edited) | [YT] | 354
View 7 replies
OGAAL BULSHO
"Noloshaan aduunyadu macaankeeda waa ALLE ka cabsi!🥺...
Sheikh Xuseen Cali 🗣
5 days ago | [YT] | 4,996
View 21 replies
OGAAL BULSHO
Waa imisa Tirada Nabiyada Ulul-Cazmi (أولو العزم من الرسل)
6 days ago | [YT] | 2,102
View 27 replies
OGAAL BULSHO
Geeridii Khadiija (RC) kadib Nabiga Maxammed ﷺ wuxuu guursaday
1 week ago | [YT] | 1,768
View 19 replies
OGAAL BULSHO
Zaynab bint Muhammad (RC) waxaay aheyd Xaaskii?
1 week ago | [YT] | 1,699
View 23 replies
OGAAL BULSHO
"Qofka muslimka wuu sabraa lkn ma quusto inaad tidhaah wan sabray oo aad is dhiibto diinta kama mid aha!!
Yacni ha'isdhiibin: Sheikh Mustafa 🗣
1 week ago (edited) | [YT] | 4,362
View 18 replies
OGAAL BULSHO
Xaaskii ugu horreysay ee Nabi Muxammad ﷺ
2 weeks ago | [YT] | 2,916
View 32 replies
OGAAL BULSHO
Nabigii uu Alle birta u jilciyey wuxuu ahaa?
2 weeks ago | [YT] | 2,089
View 16 replies
OGAAL BULSHO
Ducadii Nabi Zakariye ka dib, Alle wuxuu ugu bishaareeyay wiil magaciisu yahay.............
2 weeks ago | [YT] | 2,253
View 29 replies
OGAAL BULSHO
Reer xamar adinku guurkiina waa fudud yahay furitankiinuna waa fudud yahay arinkaas iskadaaya dee!!
Sheikh Xuseen Cali Jabuuti 🗣
2 weeks ago | [YT] | 3,240
View 40 replies
Load more