Hello welcome
This iy my channel telegram
t.me/coachmaryama


Coach maryama

Kusoo dhawow YouTube ka Abdullahi hadafow asxaabta subscribeta yaanlaga ilabin

3 months ago | [YT] | 9

Coach maryama

Kusoo dhawow YouTube ka Abdullahi hadafow asxaabta subscribeta yaanlaga ilabin

3 months ago | [YT] | 1

Coach maryama

Midka kamida habeenadii iigu qosolka badnaa reer jigjiga wad iga qosliseen follow aya laidinka sugayaa asxaabta

7 months ago | [YT] | 19

Coach maryama

muuqaalkan xaqiisa siiya ma kula tahay muuqaalkan lacag 4,000$ ka badan baa gashay ma maqli jirtay hebel dukaan buu maal gashtay hadaba anigu muuqaalkan baan maal gashtay
https://www.youtube.com/watch?v=vuxlX...

10 months ago | [YT] | 83

Coach maryama

5 Ta qof baa Isku Soo hadhay Yaad isleedahay way Guulaysanayaan mid u codee ?

10 months ago | [YT] | 1,101

Coach maryama

Waan jeclaan lahaa in aad igula raaxaysataan bilicda dalkeena

lkn edit kii baa ii dhamaan waayey shaqo la qabto waxa ugu dhib badan wax soo gudbinta

Ka fikirid
Duubid
Edit gareen

saddex daas buuu soo maraa kadib buu idin soo gaadha idinkana dheerigalinta yar baa dhib idinku ah I.n bari baan soo dhigayaa mahadsanidin dhamaantiin

11 months ago | [YT] | 10,273