DrMawliid Ku-dar

Cinwaankaygan YouTube ka waxaan ku baahiyaa casharo ku saabsan caafimaadka anoo ku sharaxaya afkeena hooyo "Af-Soomaali".



DrMawliid Ku-dar

BUKAAN ka cabanaya cilad la soo daristay ayaa u yimi dhakhtar, dhakhtarkii waxa uu u sheegay inuu isku arkay inay ku adag tahay inuu cuno cunno adag oo uu kaliya quuto cunno aan adkayn ama dareere xigeen ah ,sidoo kale wuxuu ka cawday inuu dareemayo xanuun cunnaha ah kaas oo u gudbaya dhanka lafaha hoostooda ee midig,miisaankiisu wuxuu hoos u dhacay bilihii u danbeeyay 10kg ,maadaama uu wax cunnista u holanayn adayga ay ku adag tahay darteed am uu xanuun dareemayo markuu wax cunnayo.

B) Bukaankan xanuunkee ayay u badan tahay inuu hayo?

1) GERD
2) PUD
3) Esophageal cancer
4) Esophageal diverticulum

T) Baadhitaan noocma ah ayaad u diri lahayd in lagu sameeyo si loo xaqiijiyo xanuunka haya?

2 days ago | [YT] | 13

DrMawliid Ku-dar

GASTROENTEROLOGY

1 month ago | [YT] | 7

DrMawliid Ku-dar

Marka uu ku soo maro ardayda group wado HABLO ahi ❤️😊

Waaba nimco socota habluhu meel ay joogaanba 💐😊

5 months ago | [YT] | 13

DrMawliid Ku-dar

Kunka(1,000) qof ee inagu soo biiray iyo intiina hore ugu taxnayd cinwaankanba waad mahadsantihiin 🤝💐 In mudo ah ayaan kala maqnayn halkii ayaynu ka sii wadi doonaa hawsha in shaa Allaah 💯

10 months ago (edited) | [YT] | 11

DrMawliid Ku-dar

KA DOORO JAWAABTA SAXDA AH

Xanuunka Kudka waxa keena bakteeriyada la yidhaahdo:

1) Clostridium botulinum
2) Helicobacter pylori
3) Bacillus cereus
4) Bacillus anthracis

1 year ago | [YT] | 9

DrMawliid Ku-dar

JAWAABTA SAXDA AH KA SOORO

Soomaalidu waxay Kixda ama Xiiq-dheerta (pertussis/whooping cough) ku dawayn jireen:

1)Caanaha Lo'da
2)Caanaha Idaha
3)Caanaha Dameeraha
4)Caanaha Geela

Cashar ku saabsan bakteeriyada keenta,sida loo baadho,loona daweeyo iyo talaalkeedaba halkan ka daawo

https://youtu.be/fK2XQJgDztU?si=ThGNM...

1 year ago (edited) | [YT] | 0

DrMawliid Ku-dar

1,000 qof ee inagu soo biiray iyo intiina hore cinwaankani idiin mideeyayba waad mahadsantihiin 🤝💐💯

1 year ago | [YT] | 23

DrMawliid Ku-dar

Bakteeriyada keenta sumawga cunnada (food poisoning) waa

1 year ago | [YT] | 13

DrMawliid Ku-dar

Intiina hore ugu jirtay iyo 1,000 cusub ee inagu soo biirayba waad mahadsantihiin

1 year ago | [YT] | 24

DrMawliid Ku-dar

6,000 Subscribers
Dhamaantiin waa mahadsantihiin intiina hore halkan igala socotay iyo 1,000 inagu soo biirayba,hawshana halkiibaynu kasii wadi in shaa Allaah maalmahan fasax baan ka qaatay casharada e 💯✅🤝💐

1 year ago | [YT] | 19