IS THE OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT MAKING A RESURGENCE?
"In the aftermath of the OPDO-led regime's rise to power under Abiy Ahmed in 2018, we the resilient Somali people of Ethiopia's Somali Region - made a deliberate and courageous choice for peace. We laid down our arms and pursued our inalienable rights through disciplined nonviolent means, extending an extraordinary measure of trust to the government in Addis Ababa despite its long record of duplicity and bad faith. Anchored in principles of mutual respect and informed by our shared history of resistance to domination, we exhausted every conceivable avenue for reconciliation and justice."
Dowladda Sucuudiga oo si Qayaxan u Diidday Iskudayada Lagu Liidayo Midnimada & Madaxbannaanida Dhuleed ee Soomaaliya
Sida aan ka soo xiganay warbaahinta Sucuudiga, Boqor Salmaan bin Cabdicasiis Aala Sacuud, Ilaaliyaha Labada Masjid ee Barakeysan, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada oo maanta ka dhacay magaalada Riyaad. Boqortooyadu waxay si qayaxan u sheegtay inay si adag uga soo horjeeddo isku day kasta oo lagu doonayo “in la abuuro hay’ado kale oo kahorimanaya midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madaxbannaanida qaranka Soomaaliya.”
Bariga Dhexe ayaa galay xaalad adag, waxaana sameysmay gaashaanbuur cusub oo ka kooban Sucuudiga, Turkiga, Masar, Pakistan, iyo Iran. Gaashaanbuurta ayaa ka midaysan suulinta qorshayaasha Israal iyo Imaaraadka ee kalagaynta dalalka Islaamka oo Soomaaliya ahaa dalkii ugu danbeeyey ee galay marxalad kalaqaybin, kaddib markii Israal ay aqoonsato goonigoosadka Somaliland. Qorshaha goonigoosadka ayaa ilo kaladuwan sheegayaan in Imaaraadku ka danbeeyey.
Qorshahaas ayaa hadda fashil ku dhow, kaddib markii Sucuudigu uu kahoryimid siyaasadda Imaaraadka, uuna ka bilaabay Yaman, isaga oo imaaraadka uga saarey Yaman 5 maalmood, Cadan illaa jasiiradda jasiiradda Suqadara oo Imaaraadka ku qaatay wax ka badan 10 sano in uu ka dhisto saldhigyo waaweyn oo ciidan, siiba ciidamada badda iyo cirka.
Ayada oo uu sii xoogeysanayo qorshaha gaashaanbuurta waxaa maanta, sida aan ka soo xiganay warbaahinta Turkiga iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga, bilowday shirar iyo safaro aan hore loo qorsheyn, uuna bilaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan, kana bilaabay taleefoon kula hadal Sacuudiga, isla maantana wacay Iran, hadana isla maanta la kulmay safiirka Maraykanka Tom Barack. Saacad kabacdi isla maanta wuxuu ku dhawaaqay inuu isla caawa u duulayo Imaaraadka.
Lama saadaalin karo wadahadalada socda, laakiin waxaa diiraddu saarantahay khilaafka Sucuudiga iyo Imaaraadka, iyo waliba dagaalka Mareykanku ku dhawaaqay ee ka dhanka ah Iran.
Ha moogaan wararkii ugu danbeeyey ee caalamka iyo kuwa Bariga Dhexe iyo waliba xaalka Soomaaliya oo asna maraya meel halis ah, oo isha ku hay Daljir.
JABUUTI OO FASHILINEYSA QORSHIHII IMAARAADKA EE GEESKA AFRIKA
Abiy oo Djibouti kula kulmay ICG iyo qorshihii Imaaraadka ee aqoonsiga Somaliland oo fashil qarka u saaran
Tan iyo aqoonsigii Yuhda ee goonigoosadka Somaliland waxaa soo ifabxay in uu ahaa qorshe dheer oo Imaaraadku gadaal ka riixayey, qaybna ka ah qorshaha Israal ee kala-gaynta dalalka Islaamka. Qorshaha oo ugu danbeyn asbuuc kahor Sucuudigu ku baraarugay waxa uu shan maalmood wax ka yar imaaraadka kaga saaray Yaman, kuna burburiyey qorshihii Imaaraadka ee in ka badan 10 sano uu ka waday Yaman.
Fashilka qorshihii Imaaraadka ee Yaman waxaa xigay kii adduunka oo dhan, Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, iyo kan Islaamku uga horyimaadeen qorshaha Israal ee kala qaybinta Soomaaliya. Waxaa xigay Sucuudiga oo si toos ah uga horyimid qorshaha Imaaraadka iyo Israal. Kii ugu darnaa wuxuu yimid markii Hindiya oo ah saaxiib dhow oo Israal, imaaraadkuna uu isku hallaynayey in ay Somaliland aqoonsato uu asna ka horyimid.
Maanta waxaa Jabuuti ka degay Abiy Axmed oo sida wararka aan ku helaynayo ku waanaqaatay diidmada Hindiya, haddana wada xaajood kula jira Jabuuti, kaas oo wararka qaar sheegayaan in uu halis ku yahay qorshihii Imaaraadka ee Dekedda Berbera.
Jabuuti iyo Imaaraadka waxaa si gooni ah uga dhexeeya dagaal dakadeed oo kaddib markii Imaaraadku maalgashaday dekedda Jabuuti uu Ismaaciil Cumar Geelle ka saaray dalka, taasina keentay in Imaaraadku u guuro Berbera si uu Itoobiya uga soo wareejiyo Jabuuti, kuna wareejiyo Berbera. Qorshahaas Imaaraadka ayaa hadda fashil ku dhow sida laga filanayo natiijada kulanka Abiy iyo Geelle.
Falaanqeeyayaasha siyaasadda ayaa hadda saadaalinaya iska daa in Itoobiya ay Somaliland aqoonsato e, waxaa suurtagal ah in ay gabi ahaanba ka guurto Berbera.
Sucuudiga oo Fashiliyey Qorshihii Imaaraadka ee Aqoonsiga Yaman iyo Somaliland
Sucuudiga waxay ku qaadatay 24 saac in uu ku burburiyo wixii Imaaraadku 10 sano dhiig iyo maal u huray Yaman. Goonigoosadkii Yaman maanta waa baxsad, waxaana socda wada xaajood Xuutiyiinta iyo Yaman mideysan oo dib loo yagleeyo. Qorshaha Yaman waxaa isku biirsaday Sucuudiga, Turkiga iyo Iran.
Dhanka Soomaaliya, Imaaraadka oo ku waanaqaatay waxa ka dhacay Yaman iyo Baxreyn, ayaa isla maanta mar kale soo saaray war saxaafadeed qiraya midnimada iyo qaranimada Soomaaliya.
Ammuuraha Libya iyo Sudan ayaa ayana la filayaa maalmaha soo socda in ay dhinac uga dhacaan Imaaraadka.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Sucuudiga ayaa isna ku sugan Washington asaga oo la filayo in uu Trump gaarsiiyo farriin ah "Faraha kala bax Soomaaliya oo qayb weyn ka ah ammaanka Sucuudiga."
Maxamed Bin Salmaan oo aad loogu mucaaradsanaan jiray gudaha Sucuudiga iyo dhammaan dunida Islaamka ayaa maanta dunida Islaamku u aragtaa hoggaamiyaha rasmiga asaga oo si toos ah uga horyimid qorshaha kala qaybinta dalalka Muslinka.
Sucuudiga ayaa u arka Yaman iyo Soomaaliya oo Israa’iil soo degto khatar ammaan oo ku soo fooleh Sucuudi Carabiya.
Warar hoose oo isla maanta laga hayo Bossaso iyo Berbera ayaa sheegaya in Imaaraadku ay durba bilaabeen in ay magaalooyinkaas kala baxaan qalab casri ah oo milateri iyo kuwo sirdoon oo ka hawlgalayey magaalooyinkaas.
Ma taageersantahay qorshaha cusub ee Boqor-Suge Maxamed Bin Salmaan?
Daljir
Boosaaso: Dowladda Puntland waxaa ay xusaysaa Maalinta Furdooyinka Caalamiga ah.
Xuska Munaasabada, ayaa ka dhici doona magaalada Boosaaso waxana ka soo qayb geli doona Masuulyiin ka tiran Wasaaradda Maaliyadda, ganacsato iyo Bulshada Rayidka ah qaybaheeda kala duwan.
Daljir Media
2 days ago | [YT] | 43
View 1 reply
Daljir
IS THE OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT MAKING A RESURGENCE?
"In the aftermath of the OPDO-led regime's rise to power under Abiy Ahmed in 2018, we the resilient Somali people of Ethiopia's Somali Region - made a deliberate and courageous choice for peace. We laid down our arms and pursued our inalienable rights through disciplined nonviolent means, extending an extraordinary measure of trust to the government in Addis Ababa despite its long record of duplicity and bad faith. Anchored in principles of mutual
respect and informed by our shared history of resistance to domination, we exhausted every conceivable avenue for reconciliation and justice."
> Daljir Media
1 week ago | [YT] | 33
View 4 replies
Daljir
Reza Pahlavi, Shaaha ama Boqorka la masaafuriyey, ee Israal iyo Mareykanku ay rabaan in uu la wareego xukunka Iran oo caabudaya darbiga y^hda
Yaad taageersantahay, Ayatollah Cali Khamenei, mise Reza Pahlavi?
> Daljir Media
2 weeks ago | [YT] | 41
View 12 replies
Daljir
Dowladda Sucuudiga oo si Qayaxan u Diidday Iskudayada Lagu Liidayo Midnimada & Madaxbannaanida Dhuleed ee Soomaaliya
Sida aan ka soo xiganay warbaahinta Sucuudiga, Boqor Salmaan bin Cabdicasiis Aala Sacuud, Ilaaliyaha Labada Masjid ee Barakeysan, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada oo maanta ka dhacay magaalada Riyaad. Boqortooyadu waxay si qayaxan u sheegtay inay si adag uga soo horjeeddo isku day kasta oo lagu doonayo “in la abuuro hay’ado kale oo kahorimanaya midnimada, wadajirka dhuleed, iyo madaxbannaanida qaranka Soomaaliya.”
> Daljir Media
2 weeks ago | [YT] | 81
View 3 replies
Daljir
Laascaanood | Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi iyo siyaasiga Xasan Shire Abgaal ayaa ku kulmay magaalada Laascaanood
- Daljir Media
2 weeks ago | [YT] | 55
View 1 reply
Daljir
WARARKII UGU DANBEEYEY EE BARIGA DHEXE & GAASHAANBUURTA TURKIGA, SUCUUDIGA, PAKISTAN & IRAN
Bariga Dhexe ayaa galay xaalad adag, waxaana sameysmay gaashaanbuur cusub oo ka kooban Sucuudiga, Turkiga, Masar, Pakistan, iyo Iran. Gaashaanbuurta ayaa ka midaysan suulinta qorshayaasha Israal iyo Imaaraadka ee kalagaynta dalalka Islaamka oo Soomaaliya ahaa dalkii ugu danbeeyey ee galay marxalad kalaqaybin, kaddib markii Israal ay aqoonsato goonigoosadka Somaliland. Qorshaha goonigoosadka ayaa ilo kaladuwan sheegayaan in Imaaraadku ka danbeeyey.
Qorshahaas ayaa hadda fashil ku dhow, kaddib markii Sucuudigu uu kahoryimid siyaasadda Imaaraadka, uuna ka bilaabay Yaman, isaga oo imaaraadka uga saarey Yaman 5 maalmood, Cadan illaa jasiiradda jasiiradda Suqadara oo Imaaraadka ku qaatay wax ka badan 10 sano in uu ka dhisto saldhigyo waaweyn oo ciidan, siiba ciidamada badda iyo cirka.
Ayada oo uu sii xoogeysanayo qorshaha gaashaanbuurta waxaa maanta, sida aan ka soo xiganay warbaahinta Turkiga iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga, bilowday shirar iyo safaro aan hore loo qorsheyn, uuna bilaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan, kana bilaabay taleefoon kula hadal Sacuudiga, isla maantana wacay Iran, hadana isla maanta la kulmay safiirka Maraykanka Tom Barack. Saacad kabacdi isla maanta wuxuu ku dhawaaqay inuu isla caawa u duulayo Imaaraadka.
Lama saadaalin karo wadahadalada socda, laakiin waxaa diiraddu saarantahay khilaafka Sucuudiga iyo Imaaraadka, iyo waliba dagaalka Mareykanku ku dhawaaqay ee ka dhanka ah Iran.
Ha moogaan wararkii ugu danbeeyey ee caalamka iyo kuwa Bariga Dhexe iyo waliba xaalka Soomaaliya oo asna maraya meel halis ah, oo isha ku hay Daljir.
> Daljir Media
2 weeks ago | [YT] | 13
View 1 reply
Daljir
President @HESaidADeni earlier this evening hosted a gathering at the Puntland Presidential Palace with young people from across Puntland.
> Daljir Media
2 weeks ago | [YT] | 65
View 4 replies
Daljir
JABUUTI OO FASHILINEYSA QORSHIHII IMAARAADKA EE GEESKA AFRIKA
Abiy oo Djibouti kula kulmay ICG iyo qorshihii Imaaraadka ee aqoonsiga Somaliland oo fashil qarka u saaran
Tan iyo aqoonsigii Yuhda ee goonigoosadka Somaliland waxaa soo ifabxay in uu ahaa qorshe dheer oo Imaaraadku gadaal ka riixayey, qaybna ka ah qorshaha Israal ee kala-gaynta dalalka Islaamka. Qorshaha oo ugu danbeyn asbuuc kahor Sucuudigu ku baraarugay waxa uu shan maalmood wax ka yar imaaraadka kaga saaray Yaman, kuna burburiyey qorshihii Imaaraadka ee in ka badan 10 sano uu ka waday Yaman.
Fashilka qorshihii Imaaraadka ee Yaman waxaa xigay kii adduunka oo dhan, Qaramada Midoobay, Ururka Midowga Afrika, iyo kan Islaamku uga horyimaadeen qorshaha Israal ee kala qaybinta Soomaaliya. Waxaa xigay Sucuudiga oo si toos ah uga horyimid qorshaha Imaaraadka iyo Israal. Kii ugu darnaa wuxuu yimid markii Hindiya oo ah saaxiib dhow oo Israal, imaaraadkuna uu isku hallaynayey in ay Somaliland aqoonsato uu asna ka horyimid.
Maanta waxaa Jabuuti ka degay Abiy Axmed oo sida wararka aan ku helaynayo ku waanaqaatay diidmada Hindiya, haddana wada xaajood kula jira Jabuuti, kaas oo wararka qaar sheegayaan in uu halis ku yahay qorshihii Imaaraadka ee Dekedda Berbera.
Jabuuti iyo Imaaraadka waxaa si gooni ah uga dhexeeya dagaal dakadeed oo kaddib markii Imaaraadku maalgashaday dekedda Jabuuti uu Ismaaciil Cumar Geelle ka saaray dalka, taasina keentay in Imaaraadku u guuro Berbera si uu Itoobiya uga soo wareejiyo Jabuuti, kuna wareejiyo Berbera. Qorshahaas Imaaraadka ayaa hadda fashil ku dhow sida laga filanayo natiijada kulanka Abiy iyo Geelle.
Falaanqeeyayaasha siyaasadda ayaa hadda saadaalinaya iska daa in Itoobiya ay Somaliland aqoonsato e, waxaa suurtagal ah in ay gabi ahaanba ka guurto Berbera.
Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.
> Daljir Media
2 weeks ago | [YT] | 58
View 7 replies
Daljir
Taliyaha ciidamada Sudan cabdi Fatax al-Burhan ayaa Jimcihii amray in xabsiga laga sii daayo ilaa 400 oo haween ah oo ku xiran xabsiga haweenka ee Omdurman, taliyaha ayaa faray mas’uuliyiinta xabsiga inay dib u eegis ku sameeyaan kiisaska haweenka u xiran ee lagu eedeeyay inay la shaqeynayeen Ciidamada RSF.
Qoraal uu kubaahiyay barta X ayuu taliyaha ciidanka Suudan ku sheegay in tallaabadan looga golleeyahay dardargelinta maxkamadaynta iyo ilaalinta xuquuqda sharciga ah.
> Daljir Media
2 weeks ago | [YT] | 48
View 0 replies
Daljir
Sucuudiga oo Fashiliyey Qorshihii Imaaraadka ee Aqoonsiga Yaman iyo Somaliland
Sucuudiga waxay ku qaadatay 24 saac in uu ku burburiyo wixii Imaaraadku 10 sano dhiig iyo maal u huray Yaman. Goonigoosadkii Yaman maanta waa baxsad, waxaana socda wada xaajood Xuutiyiinta iyo Yaman mideysan oo dib loo yagleeyo. Qorshaha Yaman waxaa isku biirsaday Sucuudiga, Turkiga iyo Iran.
Dhanka Soomaaliya, Imaaraadka oo ku waanaqaatay waxa ka dhacay Yaman iyo Baxreyn, ayaa isla maanta mar kale soo saaray war saxaafadeed qiraya midnimada iyo qaranimada Soomaaliya.
Ammuuraha Libya iyo Sudan ayaa ayana la filayaa maalmaha soo socda in ay dhinac uga dhacaan Imaaraadka.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Sucuudiga ayaa isna ku sugan Washington asaga oo la filayo in uu Trump gaarsiiyo farriin ah "Faraha kala bax Soomaaliya oo qayb weyn ka ah ammaanka Sucuudiga."
Maxamed Bin Salmaan oo aad loogu mucaaradsanaan jiray gudaha Sucuudiga iyo dhammaan dunida Islaamka ayaa maanta dunida Islaamku u aragtaa hoggaamiyaha rasmiga asaga oo si toos ah uga horyimid qorshaha kala qaybinta dalalka Muslinka.
Sucuudiga ayaa u arka Yaman iyo Soomaaliya oo Israa’iil soo degto khatar ammaan oo ku soo fooleh Sucuudi Carabiya.
Warar hoose oo isla maanta laga hayo Bossaso iyo Berbera ayaa sheegaya in Imaaraadku ay durba bilaabeen in ay magaalooyinkaas kala baxaan qalab casri ah oo milateri iyo kuwo sirdoon oo ka hawlgalayey magaalooyinkaas.
Ma taageersantahay qorshaha cusub ee Boqor-Suge Maxamed Bin Salmaan?
Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.
> Daljir Media
3 weeks ago | [YT] | 84
View 16 replies
Load more