(إن الحسنات يذهبن السيئات)
*"Wanaagyadu waxa ay tagsiinayaan xumaanaha"*
Mar kasta oo aad fasho dambi ku dheh naftaada “mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan”, Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood,intaa kadib ku tasbiixso farihii aad ku dambaabtay, kuna akhri Quraanka isla
indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo“ taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay faqa kuwa addeecaya”, Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambidhaaf badane sababta oo ah waxa uu kaa doonayaa in aad u soo
laabato xaggiisa,waqtiga uu habeen ka kala barmo ayuu alle soo degaa isagoo addoomadiisa la hadlaya “yaa dambi dhaaf i weysiisanaya aan u dambi dhaafaa” ,marka ku dadaal naftaada inaad ku xirto xarigga alle hubaal waxay noqon naf xasiloon.😊👍
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد هي مؤسسةتعليمية دعوية تهدف إلى نشر الدعوة ودراسة العلوم الشرعية وتقريبها للطلاب باستخدام نظام التعليم عن بعد، ولها تأملات وأهداف بعيدة إن شاء الله في السنوات القادمة.
Dumarka qaar waxay toshaan maradooda hadii ay jeexanto si ay isu asturaan, halka dumar kale ay jeexaan maradooda tolan ama ay soo gataan maro jeexan si ay isu qaawiyaan.
اللهم يا واسع الفضل ويا عظيم المنّة، اجزِ مُعلّمي خير الجزاء، وبارك له في علمه وعمله، وارفع درجته في الدنيا والآخرة، واجعل ما يقدمه من تعليمٍ ونصحٍ في ميزان حسناته. اللهم ارزقه الصحة والعافية، ووفّقه لما تحب وترضى، وافتح له أبواب رحمتك ورضوانك. اللهم كما علّمنا ما ينفعنا فاجعل عمله صدقةً جاريةً لا تنقطع أبداً. آمين. #مؤسسة_التقوى_للدعوة_والإرشاد
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
(إن الحسنات يذهبن السيئات)
*"Wanaagyadu waxa ay tagsiinayaan xumaanaha"*
Mar kasta oo aad fasho dambi ku dheh naftaada “mar keliya ayaan gefay ee noloshayda oo dhan ma guuldarraysan”, Ha quusan ee weysayso oo tuko laba rakcadood,intaa kadib ku tasbiixso farihii aad ku dambaabtay, kuna akhri Quraanka isla
indhihii aad ku fiirisay xaaraanta waayo“ taaha kuwa towbad keenaya Alle agtiisa waxa uu la mid yahay faqa kuwa addeecaya”, Eebbena naftiisa ayuu u bixiyay dambidhaaf badane sababta oo ah waxa uu kaa doonayaa in aad u soo
laabato xaggiisa,waqtiga uu habeen ka kala barmo ayuu alle soo degaa isagoo addoomadiisa la hadlaya “yaa dambi dhaaf i weysiisanaya aan u dambi dhaafaa” ,marka ku dadaal naftaada inaad ku xirto xarigga alle hubaal waxay noqon naf xasiloon.😊👍
1 week ago | [YT] | 15
View 1 reply
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
📢OGEYSIS MUHIIM AH
👉WAXAN OGEYSINAYA DHAMAN ARDAYDA KUTUXNED DURUSTA KABAXDA مؤسسة التقو للدعوة والإرشاد
👉(2)KUTUB EE HORAY LOO AQRISTAY AMA LOO DHAMEYEY
👉xiliga imtixanka laqadaya waa laso iclamin lkn baraarugsanow
👉waa muhiim inaad kusobirtid group ka whatsapp kaah halkasi oo imtixanka lasodigi doona
👆mahadsanid
Kubir👇👇👇👇👇👇👇👇
https://chat.whatsapp.com/HyPvua3WG240wLziB9jPEt?mode=hqrt2https://chat.whatsapp.com/HyPvua3WG240wLziB9jPEt?mode=hqrt2
1 week ago | [YT] | 10
View 1 reply
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
Sh pilipili
1 week ago | [YT] | 1
View 0 replies
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
...........b....
2 weeks ago | [YT] | 0
View 0 replies
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
...................
2 weeks ago | [YT] | 3
View 0 replies
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
https://t.me/attaqwa2247
3 weeks ago | [YT] | 6
View 0 replies
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد هي مؤسسةتعليمية دعوية تهدف إلى نشر الدعوة ودراسة العلوم الشرعية وتقريبها للطلاب باستخدام نظام التعليم عن بعد، ولها تأملات وأهداف بعيدة إن شاء الله في السنوات القادمة.
4 weeks ago | [YT] | 6
View 0 replies
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
Dumarka qaar waxay toshaan maradooda hadii ay jeexanto si ay isu asturaan, halka dumar kale ay jeexaan maradooda tolan ama ay soo gataan maro jeexan si ay isu qaawiyaan.
Illaahay hasoo hanuuniyo gabdhaheena intooda lunsan
Soo xigtay
👉Iimaankaa la is dheer yahay si ay qaawanaan isaga dhowrto awgeed ayey maryaheeda jeexmay u tolotay.
✍️مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
1 month ago | [YT] | 6
View 1 reply
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
Jahliga malaha xad liisku raacsanyahay lakin qofwalba waxbuu jaahil ka yahay.
Hadaba ha isku dayin in aad gasho wax aadan aqoonin.
Qofkasta haduu meel jahil ka yahay meelbu aqoon uleeyahay.
Allah wuxuu yiri:
((وَلَا تقف مَا لَيْسَ لَكَ بِهِ عِلْمٌ))
✍️على نور أبو حمزة
1 month ago | [YT] | 10
View 0 replies
مؤسسة التقوى للدعوة والإرشاد
اللهم يا واسع الفضل ويا عظيم المنّة، اجزِ مُعلّمي خير الجزاء، وبارك له في علمه وعمله، وارفع درجته في الدنيا والآخرة، واجعل ما يقدمه من تعليمٍ ونصحٍ في ميزان حسناته. اللهم ارزقه الصحة والعافية، ووفّقه لما تحب وترضى، وافتح له أبواب رحمتك ورضوانك. اللهم كما علّمنا ما ينفعنا فاجعل عمله صدقةً جاريةً لا تنقطع أبداً. آمين.
#مؤسسة_التقوى_للدعوة_والإرشاد
1 month ago | [YT] | 10
View 1 reply
Load more