Welcome to Abdinasir Tech!
Join us on a journey of learning and growth. Subscribe now!


Abdinasir Tech

Wax badan ayaad baran doontaa maanta
Muuqaalkan cusub waxaan kaga hadlayaa 5-ta Rule ee ay adeegsadaan dadka Editorada & Creators-ka ah — kuwa kaa caawinaya inaad noqoto creator xirfad leh oo guuleysta

Daawo hadda oo kobci xirfaddaada hal-abuurka ah
kaso daawo muqalka xaga hoose 👇

Maxaad adigu u malaynaysaa in ay tahay rule-ka ugu muhiimsan? Ku qor comment-ka hoose 👇

4 months ago | [YT] | 1