Assalamu Alaikum! ๐Ÿ‘‹
Iโ€™m Anwar, a Somali ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด content creator passionate about vlogs, fitness, and nature.

Here youโ€™ll find inspiring videos about lifestyle, personal growth, and real-life moments that motivate and entertain. ๐ŸŽฅ

Iโ€™m also a business student and a professional video creator, dedicated to producing high-quality visuals and creative ads that tell real stories. ๐ŸŽฌ

๐Ÿ’ช Join me on this journey โ€” subscribe for weekly vlogs, gym motivation, and nature adventures! ๐ŸŒฟ

๐Ÿ“ฉ Business / Collabs: contact.anwarvlogs@gmail.com


Anwar_vlogs

Asc my family ๐Ÿซถโค๏ธ
Sorry maalmihii u dambeeyay waan idinka mashquulay๐Ÿฅน๐Ÿซถ
Laakiin muuqalo badan ayaan idin haaya oo xiiso leh ๐Ÿ”ฅ

Fikirkaaga ila wadaag ๐Ÿ‘€๐Ÿ‘‡
Muuqalka xiga maxaad jeclaan lahaydeen inaan idinla wadaago?


๐ŸŒŠ Magaalo xeebeedyo
๐ŸŒฟ Beeraha
๐Ÿ“š Waxbarasho
๐Ÿ›๏ธ Online shopping

Comment hoos ku qor fikrigaaga ๐Ÿคฉโค๏ธ

Fadlan ha ilaawin Subscribe ๐Ÿ”ฅ
Mahadsanidiin ๐Ÿซถโค๏ธ

1 week ago | [YT] | 1,275

Anwar_vlogs

6 waxyaabood oo aan aad u xiiseeyo ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ๐Ÿซถ

6. My Country ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ
5. Travel โœˆ๏ธ๐Ÿ’ผ
4. Nature ๐ŸŒณ๐Ÿ”๏ธ
3. Gym ๐Ÿ‹๏ธโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ’ช
2. Education ๐Ÿ“š๐Ÿซ
1. Deen ๐Ÿ•‹โ˜ช๏ธ

Adiga Maxaa ku farxad geliya? ๐Ÿคฉ
Subscribe & like โค๏ธ

#Travel #Nature #Education #Deen #AnwarVlogs

1 week ago | [YT] | 1,882

Anwar_vlogs

Qiyaas balโ€ฆ imisa sano ayaa ka soo wareegtay ayaad is leedahay? ๐Ÿค”โณ

#Guess #Qiyaas #Time #Curious #AnwarVlogs ๐Ÿค”โณ

3 weeks ago | [YT] | 1,134

Anwar_vlogs

Asalaamu Calaykum! Waxaan idiin diyaariyay 4 muuqaal oo aad u xiiso badan ๐Ÿคฉ midba midka kale ka daran oo ku saabsan magaalooyinkan. Kee baad rabtaan inaan idiin soo hormariyo? ๐Ÿค”๐Ÿ’ญ

1 month ago | [YT] | 239

Anwar_vlogs

Safarkii Dhulka Uduga ๐ŸŒโœจ

Alxamdulillah ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ safarkii dalxiiska iyo muqaal duubista ee Dhulka Uduga ee Puntland wuxuu iigu qabsoomay si ka wanaagsan sidii aan filayay. Waxaan maray magaalooyin iyo deegaano badan sida Garowe, Qardho, Bosaso, Qandala, Murcanyo, Geesaley, Xaabbo, Boolimog iyo Caluula ๐Ÿž๏ธ

Waxaan ku safray diyaarad โœˆ๏ธ, gaari ๐Ÿš— iyo doon ๐Ÿšค, habeen iyo maalinba, anigoo dhex maray buuraha, badaha, bacaadka iyo beerahaโ€”mana aanan la kulmin wax caqabad ah, Alxamdulillah ๐Ÿ™๐Ÿฝ

Mahad gaar ah ayaan u dirayaa walaalaha si kal iyo laab ah ii soo dhaweeyay โค๏ธ
@Abdirahman Bulshaawi @Xaaji Dirir @ANATOURSIM777 @Hagushan7๐Ÿ“ท๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด @Cadnaan Cadceed @Xariir koosaar @Ahmed Jowfe @yamaari_vlogs iyo dhammaan asxaabta kaleโ€”mahadsanidiin ๐Ÿ™Œ๐Ÿฝ

Safarkan quruxda badan waligey ma ilaawi doono ๐Ÿ’ซ

Mahadsanidiin Tageridiina ๐Ÿฅนโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ

1 month ago | [YT] | 915

Anwar_vlogs

๐Ÿ˜

1 month ago | [YT] | 10

Anwar_vlogs

Soo daawo ๐Ÿ˜

1 month ago | [YT] | 29

Anwar_vlogs

This video ๐Ÿ”ฅ๐Ÿคฉ

2 months ago | [YT] | 16

Anwar_vlogs

TEMU ๐Ÿ“ฆ
Waxaan idiin diyaariyey video aad waqti dheer iga codsaneyseen โ€” sida Temu looga dalbado step by step.
๐Ÿ•— Caawa 8:00 PM ayaan soo fasaxayaa. Ha moogaanin!

#AnwarVlogs #TemuSomalia #TemuGuide #OnlineShoppingSomalia #SomaliYouTuber #TemuTutorial #HowToOrderTemu #YouTubeSomalia

2 months ago | [YT] | 492