SIRTA MEDIA waa kanaal warbaahineed Soomaaliyeed oo kuu soo gudbiya wararka Soomaaliya maanta, siyaasadda, amniga, doorashooyinka iyo dhacdooyinka Geeska Afrika. Waxaan soo bandhignaa warbixinno la hubiyey, falanqayn qoto dheer iyo xogta ugu dambeysa ee saameynaysa bulshada Soomaaliyeed.

Rukumo SIRTA MEDIA si aad ula socoto wararka cusub iyo warbixinnada gaarka ah.